Postby hamada12 » Wed Oct 27, 2010 3:20 am
Nabada waa waxa ugu wanaagsan ee qofka uu helo nabad la,aan waa nolol la,aan nabadna ma imaaneyso ilaa laga helo dowlad amniga sugta somalidu wexey tiraahdaa "rag gogoshii waa nabad " cibaadada xitaa sidii la rabay uma gudan kartid oo salaadaha xitaa masjidka kuma tukan kartid haduusan amni jirin hadaba anaga maxaa noo diiday inaan nabad helno mise darajada bini aadamnimada waan ka dhacnay diinta islaamkana kala dambeyn la,aan ma ogola