Shanta Jaamacadood ee Soomaaliyeed ee ka mid ah 12000 ee ugu tayada badan adduunka waxay kala yihiin:
1.Jaamacadda Muqdisho (oo la asaasay 1997)--->6941
2.East Africa Bosaso (oo la asaasay 1999)---->10086
3.Jaamacadda Burco (oo la asaasay 2004)---->10172
4.Jaamacadda Camuud (oo la asaasay 1998)---->11483
5.Jaamacadda Hargeysa (oo la asaasay 2000)---->11500
Great read: http://somalitalk.com/2010/10/26/lafoole/, most proffessional somali site.Dhanka kale Jaamacadda Muqdisho oo kaalinta koowaad kaga jirta Jaamacaddaha ugu tayaada badan Soomaaliya, waxay ka mid noqotay 100-ka Jaamacadood ee ugu sareeya Jaamacadaha Qaaradda Afrika, oo ay kag ajirta kaalinta 90, sida ka muuqata shaxda hoose.
Progress .