Page 1 of 3

You gotta love the ethiopians

Posted: Sat Oct 30, 2010 11:28 pm
by new-york24
I love the way they treat every useless somali warlord after they finish cleaning the shit of their ass with him.

Yusuf dabageed the hiraan warlord,who they have been using to take baledweyne is now in their custody :lol: How can such a person live with himself?

Feerfeer:- Xog-ogaal diiday in magaciis la sheego baa Somalimidnimo.com u sheegay in arrimaha lagu heysto Dabogeed, C/Laahi Cali Weheliye, iyo C/Fataax ay yihiin dhowr arrimood:

(1) Canshuurta laga qaado gaadiidka maraya Kala-beyr ee iskaga kala goosha Gobollada Dhexe ayaa Tigreegu dhaheen waa inay ku dhacdaa khasnadda Tigreega ee Feerfeer. Arrintaasi ayaa waxaa ka soo horjeestay Dabogeed iyo saaxiibbadiis oo rabay inay iyagu qaataan dabadeedna Tigreegu waxyaalaha ay Dabogeed ku heystaan taasaa ka mid ah. Waxaa arrinta canshuurta loo diibay Aadan Garaase oo hadda iska dhiga inuu Qabuuro-galeenka ku jiro. Isagaa hadda Kala-beyr lacagta ka qaadaa oo geeya Feerfeer.

(2) Xabbado habeynkii ka dhaca Feerfeer. Waxaa Tigreegu ka baqeen xabbado aan horay looga aqoon inay ka dhacaan Feerfeer oo hadda ku soo badanayey. Markay dabogal sameeyeen Tigreegu waxay ogaadeen inay yihiin ilaalada Yuusuf Dabogeed. Itoobiyaanku waxay xirxireen ilaalada Yuusuf Dabogeed ilaa isaga laftiisa la xiray.

(3) Waxaa jira niman sheegta saraakiisha maryocalasta oo Tigreegu u xireen nin lagu dilay Baladweyne. Lama garanayo waxa Tigreegu uga danleeyihiin ninka la dilay ee ay nimankaas u xireen maaddaama ay dilaan intaas oo qof maalin kasta!

(4) Ciidanka ka goostay maryocalasta. Hadda Tigreegii waxaa ku adkaatay cid ay aaminaan. Maryocalasta reer miyi iyo reer magaal bay iskugu jiraan. Ma jirto kala-dambeyn. Marka taasna sidii horay loo sheegay waa waxyaalaha lagu heysto Dabogeed iyo saaxiibbadiis.

(5) Tigreega oo raba inay shir u qabtaan qabiillooyinka Soomaaliyeed ee Hiiraan dega. Waxaa la leeyahay waxay hadda ergo u soo direen qabiillada deggen Hiiraan. Dadku waxay la yaabban yihiin gobolkii ugu dhowaan kulligiis waxaa gacanta ku haya Ash-Shabaab marka laga reebo Matabaan iyo tuulooyin sida Kala-beyr oo kale ah. Marka waxaa la is leeyahay Tigreegu waxay Dabogeed u xireen inay cabsi geliyaan qabiilooyinka. Waxaa la filayaa in shakhsiyaadka Suufiyada ahi ee qola kasta ku jira tagaan Feerfeer iyagoo iska dhigaya inay metelaan qabiillooyinka dega Feerfeer.

Marka arrimahaas iyo arrimo kale ayaa Dabogeed iyo saaxiibbadiis eersadeen. Waxaad mooddaa in dagaaloogayaasha iyo mooryaantu aysan baran waxa Tigreega iyo Xabashida laga yiri! Waxaad mooddaa inaysan ku cibroqaadan sida Tigreegu maalin kasta u xirto qaar ka mid ah mooryaanta iyo kuwa hor booda.

Somalimidnimo.com

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sat Oct 30, 2010 11:38 pm
by KeligiiJabhad
Soomaalida kuwooda Dagaal-Ooggeyaasha ah wax ka liita ifka nolosha ma lahan. Waxay u fikiraan hoos hoos oo waxaabad mooddaa in aysan lahayn caqli in yarna haba ahaatee! Dagaal-Oogge u shaqaynaya nin cadawgiisa ah kaasi oo uu ka soo dhaweysanayo inta badan dad kuwii ugu xiggey--waa Soomaalida'e. Waa Nacas markii laga dhammaysto dantii laga lahaa sida Nijaasta laysaga dhaqo, illeyn asagaa caqligiisu sidaas u gallee. Dabcan ninka caynkaas ahi, wuxuuba xattaa istaahilaa in Qashin-Qubka magaalada la raacsho markii lagu fushado wixii dan ah ee laga lahaa!

Waddani Cabqari ah :som: :up:

Dagaal-Oogge Liita :down:

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sat Oct 30, 2010 11:46 pm
by Faranacab
Dadka kuwaas ku faana you gotta love em too... :lol: :lol:

for this you gotta love all of em....

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sat Oct 30, 2010 11:55 pm
by new-york24
Dadka kuwaas ku faana you gotta love em too... :lol: :lol:

for this you gotta love all of em....
sad but funny :lol:

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 12:47 am
by guhad122

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 7:39 am
by Talo alle udaa
when ONLF=CLAN to some, such statements above are plausable.

In this wretched scheme, the ONLF represent the interest of the clan, but so does the somali state they fight. So often you hear that its ogaden that are dying on both sides, and so there is no realy enemy or winner. When your movement is defined by a CLAN, the foe and the enemy are mirred. One day you support one side, and the next day another.

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 7:45 am
by Hyperactive
ilmo aderayalo you still think this guy is ogaden? ama even qof thameer leh?

dabaqoodi illa iley alah no daayo? mad melez na du'ada ko dartid?

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 7:47 am
by Talo alle udaa
In badan on oo ogadenka ka mid ah gaalada ayagaa ka daran, case point >> daud axmaar, lugbuur, etc.

Marka arrintu ma aha nasab sheegasho, qofka asago somali ah ayuu gaal noqon karaa, cidu rabo ha noqdo.

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 7:49 am
by Hyperactive
In badan on oo ogadenka ka mid ah gaalada ayagaa ka daran, case point >> daud axmaar, lugbuur, etc.

Marka arrintu ma aha nasab sheegasho, qofka asago somali ah ayuu gaal noqon karaa, cidu rabo ha noqdo.
i agree, but wahan o kale wa la iska duwa. hade kale wey ko fadareyni.

kuwa ugu hun ba wa aniga, dad kale maheyba na yeeli karan.

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:10 am
by guhad122
Adeer Hyper,
Xoogaa Af-somaliga waa yare baratay; laakiin waa inaan kuu dhigo casharo ku saabsan siyaasada Somalisa ee jaha-wareersan....
Somali-Politics 101....You are way too honest for Somali politics. You won't last a minute if you try to get involved in it.

What Ina-Ileey has done since he came to power is something that will bring Ogaden together in the long run. The Daba-qoodhi administrations before Ina-Ileey such as the Daauud Amxaar one, the Liyuu Police's functions were to harass the local Ogadens while all the other clans in the region supported them for that; often collecting our people and handing them like there were goats....This time Ina-Ileey took the harassment to the border towns; All I know is that everyone in Ogadenia these days like what the Liyuu Police are doing; teaching the Dhabayocs and Ilka-yars what time it is!!!!

Siyaasado baro adeer.......Ceyduna waa wax aad xun sida aan ka maqlay awoogaa khudbadihiisi qaaliga ahaa mid ka mid ah......

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:12 am
by Cumar-Labasuul
guhad, I wanna know what are ina iley and liyuu's policy towards isaaq in ogadenia?

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:21 am
by guhad122
The Ina-Ileey is clear; peaceful coexistence between two people who share a lot in common :up: :up:

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:22 am
by Cumar-Labasuul
The Ina-Ileey is clear; peaceful coexistence between two people who share a lot in common :up: :up:
mayane waxan ka wadaa do they harrass them or they treat them differently to compared to ogaden?

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:22 am
by qoraxeey
:roll: :roll:


uuffeeeyyy amxaaro :|

Re: You gotta love the ethiopians

Posted: Sun Oct 31, 2010 10:25 am
by guhad122
As far as I know the Isaaqs in Ogadenia are low-abiding citizens and therefore should't be harassed...