is true, CW. Somalidu majecla inay bartaan Social Science subjects because they see no importance. haday maqlaan Social Science baad baranaysaa, way kugu qoslayaan, 'bal maxaad kufali waxaas' bay yiraahdaan ayagoo kugu qoslaya.
but they dont realise how important SC is. the way we act can change if we think differently. hada Somalidu caqligoodu waa khalaas. ka baadiyaha jooga, ka Phdga haysta, iyo ka Officeka fadhiya isku si bay ufakaraan. whats the point of education if it cant change our thinking, for the better.![]()
Cumar, why 2020, 2015 maad tiraahdid.![]()
runtaa waaye walee..nin PHD wato oo sida in adeerkii baadiyaha joogo u dhaqmaayo anaa arkay ..somalida waxaa ka dhaacdhacsan iney cilmigu dhakhtarnimo iyo engineering un yahay...ma oga intaa kuwa la gaarin wa inaad social science dadka kasoo dhistid oo dad caqligood saliim yahay marka hore soo saartid..fiiri xitaa jaamacadaha hada jiro they only teach BBA, IT, Medicine and engineering...kuweeni wax bartay ayaan ku fikireen in social science dadka loo dhigo..atleast xitaa not as major as minor ha u qaatan...maadooying social science ha u qaatan as extra co-corriculum way fiicnaad laheed hadey faculty walbo dhigto atleast six subjects oo social science ah..inshallah mardhow ayan rajeyneyee ..kuwa jamacada muqdishu wax ka ah baan kasaa fikradaan inan u gudbiyo aan isku dayaa inshallah
abaayo cilmiga aad baratid hadaadan next generation u gudbin faaida ma laha..ku shaqeyso laakin some point at ur life ku fakir inaad gudbiso oo macalin xitaa noqatid inshallahsurrunder iyo ciyaal warta
wanting to teach people stuff![]()
leeeh






