Finally cagdheer are using their brains
Posted: Sun Oct 31, 2010 2:28 pm
Ibraahim-dheere iyo Ictisaamkii oo ubadkii, ooryihii iyo odayaashii Soomaliyeed ku shubay Safaaradaha Ethiopia ee Qurbaha.(SAWIRO). .
Sunday, 31 October 2010 10:42 Maamulka Memo Hits: 1470 . .
Golaha Baraaruga Islaamka ee Waqooyiga Ameerika iyo Yurub:-
Waa magaalada London. Ilmah yar waxay ahayd in loo dhigo farbarasho iyo dhaqanka Islaamka. Ictisaamka iyo Ibraahim-dheere waxay keeneen inay hadda ubadkii ku ababiyaan jacaylka gumeysiga!
Fatwadii shanta wadaad ka soo saareen Nairobi baa ku dhiirri gelisay in la arko ubad, ooryo, iyo odayaal koofiyado qaba oo gudaha u galaya safaaradaha Itoobiya ku leedahay Qurbaha iyagoo leh: sheekhyada, Umal, Shible, iyo sheekh C/Raxmaan sheekh Cumar baa ogolaaday in Tigreega wax lala qabsado! Yaa culumo ah oo sheekh Umal wax ka badsha?!
Fatwadaas ka hor hor, shacabka Soomaaliyeed ee Qurbaha jooga waxay safaaradaha Itoobiya u tagi jireen labo arrimood:
(1) Inay Visa ka raadsadaan. Waa inta yar ee rabta inay aaddoo Itoobiya.
(2) Inay ku hor bannaanbaxaan iyagoo ka soo horjeeda xasuuqa Meles Zenawi ka wado Soomaali Galbeed iyo guud ahaan Soomaaliya. Bal fiiri sawirkaan hoose ee la qaaday intaan Ibraahim-dheere iyo Ictisaam ummadda fasaxin:
Sawirka kore waxaa ku cad in ragga iyo dumarku ka soo horjeedaan taliska dhiig-yacabka ah ee Zenawi.
Maaddama Zenawi joogi jiray Soomaaliya wuu yaqaan dhaqanka Soomaaliya. Wuu yaqaan haddii geela aaranka ah iyo qaalmaha la hagaajin waayo ama xero la gelin waayo waxaa la hormariyaa awrka hayinka ah iyo halaha waaweyn. Wuxuu Zenawi ku guuleystay inuu Ictisaam iyo Ibraahim-dheere gacanta ku dhigo! Markii la arkay wadaaddo garar waaweyn oo Addis Ababa iyo Jigjiga jooga iyo kuwa Nairobi ka taageera baa waxaa bilaabmay in calankii Itoobiya carruurta iyo haweenku huwadaan sidii Gabre Salaase oo bilad dahab ah qaatay! Fiiri wadaaddadaas garka waaweyn ee dumarka iyo carruurtu ku daydeen:
Bidix ka biloow: Abu Xassaan,qamiiscaddu waa C/Raxman Madani, ninka dharka isku eg wata waa Saadiq Shibile. Kan kaamirada heysta waa Wadaadka C/Rashiid Aabi oo ka tagay Minneapolis, Maraykanka, kana mida nimanka guddiga Masaajidka Abuubakar Sadiiq ee Sh. C/Raxmaan Sheekh Cumar har iyo habayn wici jiray. Waxayna ka soo horjeedeen dowladdii Gabre, C/Laahi Yusuf iyo Cali Maxamed Geeddi. Laakiin wadaaddadaasi waxay barakeeyeeyn Zenawi oo Gabre, Yuusuf, iyo Geeddi macallin u aha! Wadaaddadaasi intaan Ibraahim-dheere la heshiin Itoobiya waxay iska dhigi jireen inay Amaxaaro ka soo horjeedaan iyagoo tagi jiray meelaha Professor Abdi Samatar dadka ku dhiiri gelin jiray heesho waddani ah si ay u dhagaytaan! Prof Cabdi Samar weli waa ka soo horjeedaa Tigreega halka wadaaddadaas sawirka iskaga qaadayaan dhulka Soomaaliyeed ee Tigreegu gumeysto!
Lacag Biila ayaa mudo dhowr bilooda oo uu ku sugnaa Itoobiya loogu diro jiray C/rashiid Aabi, oo Masjidka Abuubakar Sadiiq uu ka qaadan jiray C/rashiid, masaakiintana soomalida ee Minneapolis deggenna ayaa laga qaadi jiray lacagaha biilashaa ee Sheekh C/raxmaan Nairobi loogu diri jiray, haddana Abufadli loogu diro Nairobi, Hadda C/Rashiid Aabbi xaflado ayuu Minneapolis ka qaban qaabinayaa si dib-u-habayn loogu sameeyo maamulka Abuu Bakar, wuxuuna qaybinayaa Cajalado TV yada laga soo daynayo oo lagu xayisiinayo Ibraahim dheere iyo Meles Zanawi Kuwa cadowga Itoobiya u shaqeeya masaajidda ayey joogaan. C/rashiid Aabi wuxuu casho sharaf la soo qaatay saraakiil Itoobiyaana iyo safiiro markii uu Goday tagay sida Dayib Axmed Nuur, Gudoomiyaha Gobalka Afdheer sheegay Halkan Riix !
Dadkii markay arkeen nimankii Ictisaam ee garka waaweynnaa oo masaajidda wax uga akhrin jiray oo uga horreeya Addis Ababa, Jigjiga, iyo Goday ayaa la arkay dadkii qurbaha joogay oo ku qamaamay safaaradaha Itoobiya ku leeyahay Qurbaha. Sawirrada soo socda waa dadweyne Soomaaliyeed oo ina Ileey ku shirsaday gudaha safaaradda Itoobiya ee London.
Waagii hore qofkii raba inuu gaalo la shiro waxaa lala tagi jiray huteellada ama hoolasha kale laakiin hadda waxay maraysaa in dhallaankii, dumarkii noo dhaxay, iyo odayaashii la geeyo gudaha safaaradda Tigreega si dadka looga saaro nacaybkii iyo didmadii ay ka didi jireen Itoobiya.
Sheekh Xassaan Xuseen Allaha xafidee mar uu ka hadlayey dagaalkii Qaaddisiya oo fardihii muslimiinta ka dideen maroodiyaashii Faaris; waxaa muslimiinta hogaamiyayaashoodu keeneen fikrad ah in inta la tago wabiga jiinkiisa la sameeyo maroodi dhoobo ah dabadeedna markuu qalalo lagu xiro fardaha. Faraska iyo maroodiga dhoobada ah waa is baranayaan dabadeedna markuu farasku arko maroodiga runta ah kama cararayo ileyn horay buu u arkay muuqaase. Hadda markii Ictisaamkii Zenawi hoosta ka galeen waxaa la arkay waxaan xisaabta noogu jirin – shacabkii oo ku yaacay safaaradaha Itoobiya ku leedahay Qurbaha! Haddaba sawirrada hoose waa sawirradii laga qaadayey dadkii Soomaaliyeed ee carruurta, hooyooyinka, iyo odayaasha lahaa ee Zenawi lagu sidkay iyagoo loogu khudbeynayey gudaha safaaradda Itoobiya ku leedahay London. Marka ka bogta sawirrada.
Niman Dhallinyaro u badan oo hor taagan safaaradda Itoobiya ee ku taal London.
Waxay halkaas u taagan yihiin inay soo dhoweeyaan ina Ilay iyo safiirka Itoobiya u jooga UK! Dhallinyaro loo yaqaan ina hebel hebel baa soo dhoweynaya safiirro Itoobiya ah? Ictisaam iyo Ibraahim-dheere baa gaddaas keenay.
Dhallinyaro ardaal ah oo afqashuushlayaal ah oo sidii Gabre Salaase oo bilad dahab ah helay isku duubay calankii Tigreega! Haddaysan kan Towxiidka leh isku duubayn; ma kii Soomaaliyeed ama ONLF bay waayeen?
Ardaal kale oo weli calanka Tigreega huwan.
Dumarkii oo guryaha laga soo saaray oo shirar-qabasho looga bilaabay safaaradda Itoobiya! Fiiri odayaasha koofida canjeelada ah leh ee sii jeedjeeda!.
Safiirradii Itoobiya oo khudbeynaya. Calankii Itoobiya oo la nuuriyey iyo ardaal Soomaali ah oo gabran.
Qolyihii Maxamed Siyaad oran jiray: iimaanka Ilaahay idin ka qaad. Hunguri dartiis bay u galeen safaaradda Itoobiya. Waa kuwa dumarkooda iyo carruurtooda u soo waday safaaradda Tigreega!
Ruufyaamiintii shirka qabanqaabiyey.
Dumar iyo carruur guryaha Ibraahim-dheere ka soo jafay oo ku labbisan calanka Itoobiya ee malcuunkaa.
S
oomali u safatay in ay safiirka Itoobiya u sacabiyaan iyo ina Ileey. Al-Ictisaam baa waxaas loo heystaa ileyn iyagaa caamadii cadowga gacanta u gashaye.
Safiirkii oo loo mashxaraday iyo calanka Itoobiya oo kor loo qaaday!
Halka Ictisaam iyo Ibraahim-dheere diintoodii, dalkoodii, iyo dadkoodiiba khiyaameen laakiin waliba waxaa jira dad ku dheggen Islaamnimadoodii iyo xitaa kuwo ugu yaraan ku dheggen halgankoodii; wax haka khaldanaadeenne sida ONLF. Inkastoo la sheegayo in qaar ka mid ah ONLF ku biireen Ibraahim-dheere iyo Zenawi haddana qaar badan baa ka soo horjeedda. Marka hadda Tigreegu waa ku jabay weerarkii ay ka soo bilaabeen Galgaduud ilaa Balad Xaawo. Insha Allaahu, ma jirto cid dambe oo Ictisaam u dabo fariisaneysa diin ileyn iyagaa shacabkii ku hagaajiyey safaaradaha Itoobiya ku leedahay Qurbaha. Waxaa taas ka daran Ictisaam kama hadlin kaniisadihii la galay iyo diimaha la isku soo dhoweynayo. Marka wadaaddo dambiga intaas le’eg galay oo naftooda halaagay lagama filayo inay shacabka Soomaaliyeed badbaadshaan oo kheyr u horkacaan.
Gabar yar oo Soomaliyeed oo la huwiyey calanka Itoobiya, gacanta ku heysa!
Golaha Baraaruga Islaamka Waqooyiga Ameerika iyo Yurub.
Isha Masawirada Xaajo.com ayaan ka soo qaadanay waa website xaajada Gumaysiga Itoobiya iyo Dhiigyacabka Meles Loo Sameeyey.
xaajo riix halkan

Enjoying peace and living under ethiopian rule(because the kuffars are majority) is better for them then death.
Besides these guys were fighting since the 80's. Ilaah baan idinku dhaarshee what victory did they achieve?