Page 1 of 1

Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Thu Nov 11, 2010 9:31 pm
by grandpakhalif
Al Shabaab ayaa shalay gowrac ku dilay meel fagaare ah, mid ka mid ah odayaal dhaqameedyada aadka looga yaqaanno gobolka hiiraan.Dilka oo shalay galab ka dhacay tuulada Jiiqeey oo 21 Km waqooyi galbeed kaga began degmada Maxaas ee gobolka Hiiraanayaa yimid markii ay goor hore oo galabnimadii ah Al Shabaab soo qabteen wiil uu dhalay odayga la dilay, waxayna ku khasbeen inuu u geeyo aabihiis, oo ay isna gacanta ku soo dhigeen. Al shabaab oo odayga wata ayaa degdeg ugu wargeliyey in dadka deegaanka ay isugu soo baxaan meel fagaare ah, halkaasoo ay dhigta dhiigga ugu dareen nabadoon Maxamed Daangaab oo ahaa oday dhaqameed aad looga yaqaanno deegaannada gobolka Hiiraan, da’diisuna ahayd 76 jir.
Gawracaas oo lama filaan ahaa ayey dadkii isu soo baxay argagax ka qaadeen, ka dibna waxaa si khasab dadka kula hadlay mid ka mid ah ragii watay maleeshiyada Al Shabaab oo u sheegay inay tahay farriin ay u gudbinayaan dadka deegaanka Jiiqley.

AUN MARXUUMKA , Source: Bar-kulan

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Thu Nov 11, 2010 9:32 pm
by Khalid Ali
gaalo propoganda waxba kama jiraan waxaas

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 1:43 am
by samadoon-waaxid
the average age of al-shabaabi is uneducated 12-15 yrs old kid,with rifle, and a conviction that he represents God's law on the earth.thus,I'm not surprised by these attrocities :down: .ilahey ha uu naxaristo odeyga. he was a birmagaydo indeed

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 2:47 am
by hamada12
illaah ha u naxariisto oday dhaqameedka dhibka ku dhacay waana wax laga xumaado waxaas ookalana marar badan ayeey suubiyeen dil waa ka dhici jiray soomali dadka l=dulmiga lagu dilayna dadkoo dhan ayaa u marqaati kici jiray laakin dil lasoo baneysanaayo oo diinta saas na fareysa la leeyahay waa wax aad looga xumaada eheladii oday dhaqameedkana sabir iyo iimaan allaha naga siyo

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 5:43 am
by AhlulbaytSoldier
gaalo propoganda waxba kama jiraan waxaas
Sax, alshabab hurt no one. They are an group of mercy.

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 6:20 am
by zidane88
A group of Evils using In the name of Our peacefull Religion. :down: . Ilaahey ha naga qabto juhaladan.

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 6:25 am
by XimanJaale
gaalo propoganda waxba kama jiraan waxaas
This news does not concern you, go and bow down for the queen of England she might chuck you some pennies.

May allah destroy al-shabaab and show the right path to those that follow them amiin.

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 8:30 am
by Agoon60
Al-Shabaab are bunch of thugs who robbed in the name of Qabiil years ago, who now doing the same with the Islamism jihadist. TUUG is always TUUG; no mater what banner he carries.

Image

Why couldn't they show their faces is they are righteous.

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 9:40 am
by kambuli
We don't know now who is killing who :down: Killers :x

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 11:38 am
by udun
Where is the proof?

If they gawraceen, was he part of the war against them? Did he leave Islam and that is reason why they gawraceen?

More info is needed.

If it is fake and part of the psy-op warfare against HSHM, it needs proofs and believable stories :idea:

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 12:16 pm
by XimanJaale
Where is the proof?

If they gawraceen, was he part of the war against them? Did he leave Islam and that is reason why they gawraceen?

More info is needed.

If it is fake and part of the psy-op warfare against HSHM, it needs proofs and believable stories :idea:
Udun you should really go to Kismaayo and see what Al-shabaab is upto wallahi you will hate them if you found out, My auntie recently went to Kismaayo and saw horrific things wa ciyadhu billah.

Re: Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah

Posted: Fri Nov 12, 2010 12:38 pm
by grandpakhalif
Where is the proof?

If they gawraceen, was he part of the war against them? Did he leave Islam and that is reason why they gawraceen?

More info is needed.

If it is fake and part of the psy-op warfare against HSHM, it needs proofs and believable stories :idea:
Ask anybody from Hiiraan you shababi sympathiser! Wallahi we are suffering yet you support the khaawarij! I hate these people who blindly support Shabaab from the comfort of their own homes!