Postby The_Emperior5 » Fri Nov 12, 2010 10:59 am
Magacyada Qaar ka tirsan Wasiirada Cusub ee dawlada somaliya oo la shaaciyay
Maxamed Cabdullaahi OomaarWasiirka arrimaha dibadda ahna .....
Ra'iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow la filayaa inuu ku dhowaaqo Golihiisa xukuumadda cusub.
Xafladda Qaban qaabada ku dhowaaqista golaha kukuumadda cusub ayaa ka socota xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.
Ra'iisal wasaare Farmaajo ayaa la filayaa inuu ku dhowaaqo 18 wasiir waxaana ka mid ah;
Maxamed Cabdullaahi OomaarWasiirka arrimaha dibadda ahna ra'iisal wasaare ku xigeen.
Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane
Cabdixakiim Maxamed Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaan Dhigga ahna Ra'iisal wasaare ku xigeen.
Prof. Cabdiweli Maxamed Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga.
Cabdishakuur Sheekh Xasan Faarax wasiirka Amniga iyo Arrimaha Gudaha.
Maryan Qaasim Wasiirka Haweenka.
Cabdirashiid Khaliif Xaashi Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska.
Wasiirka howlaha guud iyo iyo dib u dhiska C/rashiid Khaliif Xaashi.
Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta C/laahi Abyaan Nuur
Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta C/kariin Axmed Jaamac