Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The resistance force ASWJ mujahideen wrote history

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

The resistance force ASWJ mujahideen wrote history

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Nov 23, 2010 3:29 am

They are the only force in somalia capable of defeating and resisting Alshabab time after time.
When the apostate group(shabab) has been fully destroyed, we will remember ASWJ forever because of their service for Dalka iyo Diinta 8-)
Waradhuumale: (Sh. M. Network) Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa saakay mar kale ka qarxay inta u dhaxeysa deegaanada Waradhuumale iyo Ceel-god ee gobolka Galgaduud.

Sida ay sheegayaan wararka saakay laga helayo Waradhuumale iyo Ceel-god, waxaa halkaasi dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta kuwaasi oo maalmihii u dambeeyay ku dagaalamayay halkaasi.

Gudoomiye kuxigeenka Maamulka Ahlu Sunna ee degmada Guriceel Cali Baashi ayaa Shabelle u sheegay in dagaalku uu saakay halkaasi ka bilowday , waxaana la tilmaamay in dagaalku uu bilowday kadib markii weerar ay ku soo qaadeen Al Shabaab fariisimo ahlu Sunna dhawaan ay la wareegtay oo kuyaala inta u dhaxeysa Waradhuumale iyo Ceel-god.

Dhawaqa rasaasta iyo hubka kale ee ay is weydaarsanayaan labada dhinac ayaa laga maqlayaa deegaano ku dhow dhow degmada Guriceel ee gobolak Galgaduud, waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

Dagaalada Galgaduud ku dhexmaraya Saakay Al Shabaab iyo Ahlu Sunna oo maalintii shalay laga nastay ayaa imaanaya xili shalay qaar ka mid ah qoysaskii xoolo dhaqatada ahaa ee ku sugnaa deegaankaasi ay halkaasi isaga barakaceen kadib markii ay baqdin ka muujiyeen in waxyeelo ay ka soo gaarto dagaalada u dhaxeeya AL Shabaab iyo Ahlu Sunna.

Labada ciidan ee saakay ku dagaalamaya inta u dhaxeysa Deegaanada Ceel-god iyo Waradhuumale ayaa shalay ilaa xalay waxaa ay helayeen gurmadyo farabadan, waxaana mar qura saakay dagaal xoogan uu ka bilowday goobihii ay isku horfadhiyeen sedaxdii Maalin ee la soo dhaafay.

Wixii warar ah ee ku soo kordhaa dagaaladaasi kala soco Shabelle,net hadii uu Illaah inoo saamaxo



They need to open offices in europe/america where their supporters can collect money for this holy jihad :up:

hamada12
Posts: 109
Joined: Tue Oct 19, 2010 6:18 am

Re: The resistance force ASWJ mujahideen wrote history

Postby hamada12 » Tue Nov 23, 2010 3:45 am

sxb dagaalka meesha ka dhacaya dhibkiisa rayidka un baa ku dhiban, labada dhinac wey isu gabanayaan dagaal inaanan leysaga adkaaneyn wan ognahay alshabaab meeshaas wax kama qaadayaan oo waa meel ahlusuna waljamaaca eey xididadeea joogan bas dadka soomaliyeed un baa nabada loo diidan yahay oo wadanka in uu wada holco un baa larabaa xitaa hadey qabsadaan puntland ayey adayaa kadib somaliland dagaalkana saan ayuu u soconayaa marka wax faaido ah masoo wadaan istaraatiigiyad wax lagu hagaanjinaayana meesha kuma hayaan ee waa dalka intuu saan ahaan lahaa kuligiis hawada gubto , wardhuumaale gaalka joogo oolagu jihaadaya waa kuma !!!! mushrikiinta ayaa galgaduud joogto ayeey ku celceliyaan i dont know who they are !!!!


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 46 guests