Hawiye oo haya jidkii ujuuraan
Posted: Wed Nov 24, 2010 3:35 pm
Ma ogtahay in kibirka lagu kufo laguna kala jabo ? Taasi waxa ay ku dhacday dadkii ugu muruqa weynaa islamar ahaataana u talalin jiray soomaaliya.Cudud laguma saarin ee waxa eryay kibirkooda iyo dambigooda.Hadaba maantay boqortooyadii ujuuraan waxa ka haray xoogaa dad yar oo jooga luuq iyo mandheera.qaarkoodna waxay noqdeen tudsi oo ilaa iyo ruwanda ayay gaareen.Qaarna waxay gaareen afrikada galbeed,walina waxay sheegtaan inay soomaaliya ka yimaadeen.
hadaba hawiye oo afgambiyay xukuumadii siyaad bare mudo 20 sanno ka hor ayaa waxa uu noqday mid aan isu talin hadana diiday in loo taliyo.dagaal dhexdooda iyo dagaal jiiraankooda ayaa qabsaday mudo 20 sanno ah,taasoo gabi ahaanba magaalo madaxdii muqdisho u burburisay hunguriweyni iyo isqabqabsi dhexdooda ah darteed,dhalisayna in dadkoodii ay qax bilaabaan,qaxootina ku noqdaandalkooda iyo waliba xeryihii qaxootiga oo joogaagaan qaxootigii iyaga kasoo qaxay.
Runtii waa fursad qaali ah marka la arko dad aan tashan karin oo aan talana raaci karin oo kibir iyo hunguri dawo mooday,waxaana cadowga quudareey soomaaliya madax uga dhigtay dhuuniqaatayaal lagu adeegto si danta laga leeyahay loo fushado,tusaale isku deygii iibsiga xuduuda badda soomaaliya ee kenya hunguriyeysay.
hadaba maanta ayaa waxaa ku socda dagaal labo geesood ah hawiye qabsaday. dhinac waxa ka leynaynay alshabab dhinacna waxa ka laynaya amisom.Maalin waliba waxa la dilaa 200 oo hawiye ah lana dhaawacaa 400 oo kale.taasina waxa ay keentay in magaaladii muqdisho oo hawiyuhu ku kibreen in ay faaruqiyaan oo u qaxaan qaxootina ku noqdaan keenya ilaa south africa.Magaaladii quruxda badnaydna doorbidaan cooshash aan roobka ka celin karin.
Dadoow waa lagu kufaa laguna kala jabaa kibirka.Hawiyana soow ma hayo dhabihii ujuuraan ku hayamaamay