Bisadii Basra wey dhimatay
Posted: Sun Nov 28, 2010 1:04 am

Enormously fat cat Prince Chunk dies in sleep, naqaskaa ku dhagay
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/

sow Basra uma eekaWhy? Did Basra sit on it?
^Hayaay, ma bisadan quruxda badan. Waar Basra waa mid dhuxul ka madow oo madax weyn, oo weliba badhidu foosto gobolo le'eg tahay.![]()
Waryaa Goljano miyaadan arkayn iyadoo farta nagu soo fiiqaysa oo weliba interview dheer dabada noo qabatay?![]()
![]()
Hadda la soco waa islaan 50ka baarka ka goysay iyo weliba wax u raaca. Sida la yiri waxay gaadhay waqtiga ay ragga la coloobaan![]()
imtaxaan![]()
![]()