the video you wont see me but you will see my shaqo anigoo cruise gareynaayo wadooyinka magaaladan aan deganahay
enjoy
Moderators: Moderators, Junior Moderators





waa jiraaan bussas gaabgaaban laakiin midkan aan maanta ku shaqeynaayey ama badanaa ku shaqeeyo waa dhererkiisa 18 meter,runtaa waaye nadiiif inay yihiin bussaskan waxaan fahmaa markaan UK tago, waxaan la yaabaa bassaska meeshaas yaala inaad dunida 3aad joogtid aa u maleeynee.Wow wow wow, big bus DR. YALAXOOW, our busses in north america are way smaller Sweden provides big nice cosy buses oo naadif ah

are you in sweden too?LOL you live in Sweden![]()

Of course, i live in Malmöare you in sweden too?LOL you live in Sweden![]()

![]()
![]()
duqa adoo buskaas from karaan 2 madino buubinaayo ka waran
![]()

Of course, i live in Malmö

Of course, i live in Malmö![]()
![]()
rosengård? ilaaheey ku xamdi lasermannen i malmö waa la qabtey



det är stockhom buss sxbdr yalaxow looks like its a västrafik bus or sthlm bus???


![]()
![]()
duqa adoo buskaas from karaan 2 madino buubinaayo ka waran
![]()
![]()
![]()
saaxibooow waagii hore waxa ala dhihi jirey( waxaas EEY aa cuney lakiiin hadda waa KAARAAAN AL SHABAB AA CUNTEY. kaaraan alla yaa raxma,
![]()
saaxibooow somalia maan shufeer ku noqonaa xaa ii habaaree meeshaas waa leey shaqeynaaa, badrooni aan noqohaaa, lacagta aan meeshaan ka aruuriyo inshalah pension markaan noqdo aa u socdaa xamar.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 69 guests