Page 1 of 2

Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Puntland

Posted: Sat Dec 11, 2010 11:55 pm
by Monk-of-Mogadishu
http://www.raxanreeb.com/?p=74392
Gaalkacyo (RBC Radio):- Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo soo gaarey ciyaaryahanada kubada cagta ee gobolada Shabeelaha Hoose, Bakool iyo Jubadda Hoose, kuwaasi oo ka qeybgeli doona koobka kubada cagta ee ka dhici doona magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Xulalka kubada cagta ee gobolada Jubadda Hoose, Shabeelaha Hoose iyo Bakool ayaa ah xulalkii ugu horeeyay ee soo gaara magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland kuwaasi oo ka qeybgalaya tartanka kubada cagta ee gobolada Soomaaliya, kaasi oo 15-ka bishan ka dhici doona magaalada Garowe.

Gudoomiye xigeenka Xiriirka kubada cagta ee Soomaaliya C/rashiid Xasan Xirsi iyo ciyaartooyda gobolka Mudug gaar ahaan kooxda Comsed ayaa ciyaaryahanada ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, waxaana Gudoomiye xigeenku sheegay in ciyaartoydani ay ka socdaan saddex gobolka, goboladaasi oo kale ah Shabeelaha Hoose, Bakool iyo Jubadda Hoose, isagoo intaa ku daray in ay jiraan ciyaartooy ka soo tagtey gobolada Hiiraan, Galguduud iyo Shabeelaha Dhexe kuwaasi oo ku soo safrey dhulka lana sugayo saacadaha soo socda in ay soo gaaraan magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiye xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan ciyaartooy ka socota saddex gobol, kuwaasi oo la filayo in maalinta berito ah ay soo gaaraan magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo ka kala socda gobolada Baay, Banaadir iyo Gedo.

Ciyaartooydii maanta ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay durbadiiba u sii gudbeen dhinaca magaalada Garowe ee caasimada Puntland halkaasi oo ay 15-ka bishan December kaga qeybgeli doonaan tartanka kubada cagta ee ka dhacaya magaalada Garowe.

RBC Radio.
They reached Gaalkacyo and are now headed to Garowe.

Hiiraan, Galguduud & Shabeelaha Dhexe are expected to arrive soon, and Baay, Banaadir & Gedo will arrive tomorrow.

December 15th is kickoff!

:up: :up: :up: :som: :som: :som:

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 12:00 am
by Coeus
What if they land in somaliland and get arrested :lol:

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 12:43 am
by Monk-of-Mogadishu
That's not even humorous, I don't know why you're laughing at your own lame joke.

The last time the secessionists tried to harass people or merchant supplies from southern Somalia, some renegade Puntlanders took dozens of their merchant trucks hostage until the secessionists squealed, they know their limits.

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 1:06 am
by Coeus
I see..

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 1:16 am
by IRONm@N
Either reer Banadir or reer Jubba are gonna take this cup.

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 2:34 am
by garoweboy
Nugaal or Mudug will take it this year 8-)

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 2:55 am
by quark
Bari champions 2010 :clap:

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 3:38 am
by ciyaal_warta
hiiraan and shebelle dhexe were complaining for travelling on land..they said it will make us exhausted and requested to be in the last groups

am cheering for HIIRAAAAAAAAAAAN and Banaadir :som: :som: :som: :som:

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 3:51 am
by Monk-of-Mogadishu
hiiraan and shebelle dhexe were complaining for travelling on land..they said it will make us exhausted and requested to be in the last groups
That's the most bullshit excuse ever :lol:

When Hiiraan's 5 governors and 2 presidents decide which one will rule, Team Puntland will head to Beledweyn for the tournament. :up: :D

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 3:53 am
by Monk-of-Mogadishu
I just realized Jubbada Dhexe is missing, do they have a team? :|

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 4:00 am
by ciyaal_warta
hiiraan and shebelle dhexe were complaining for travelling on land..they said it will make us exhausted and requested to be in the last groups
That's the most bullshit excuse ever :lol:

When Hiiraan's 5 governors and 2 presidents decide which one will rule, Team Puntland will head to Beledweyn for the tournament. :up: :D

nah man i read it from jowhar side..hiiraan and shebelle dhexe complaining coz they have 2 travel on land..and thats rational ..who u cheering for jamame or nugaal :lol: :lol:

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 4:06 am
by Monk-of-Mogadishu
I don't even like soccer or football whatever you call it but I'm rooting for the eelaay boys of Bakool, this is the year of the underdogs. :up:

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 4:20 am
by ciyaal_warta
I don't even like soccer or football whatever you call it but I'm rooting for the eelaay boys of Bakool, this is the year of the underdogs. :up:

:lol: :lol: :lol: :lol:

okey we will hold is tunka afgoye soon...the puntland states should join too :lol: :lol:

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 6:06 am
by AhlulbaytSoldier
FC Galgaduud will win inshallah, Hiiraan become second and Banadir third :up:

U need to keep an eye on the players from Shababistan, maybe some of them are sent on suicide mission.

Re: Shabelle Hoose, Bakool, Jubbada Hoose players reach Punt

Posted: Sun Dec 12, 2010 6:52 am
by qoraxeey
:roll:

hungry third world football games

leeh ... they should focus on other stuff like doing something for their country then ciyaarta banooniga :geek: