Postby ababanoah » Tue Dec 14, 2010 5:45 pm
Kooxda mayalka adag islamarkaana ka amarqaadata alqaacidada afgaanistaan ayaa waxay ka taqaluseen kooxda kale oo mintidka majaraha adag (xisbul islaan).Dagaal ka dhacay buurhakaba ayaa wuxuu keenay in xisbigu dhabarka jeediyaan oo ay isugu soo ururaan ceelasha biyaha oo ah halkii ay u qaxeen dadka rayidka ah waxaana laga yaabaa in sidoo kale xisbiga baneeyaan ceelasha labo maalmood gudahooda.ceelasha aad ayay shabaab u quud daraynaysaa waayo waxaa ku sugan dhalinyaro faro badan oo lagala soo cararay dhulka shabaab ka taliyo.waxay daka ceelasha degan haystaan xoogaa ka sahlan xoriyad shabaabka.hadaba daka ceelasha degan ee xoriyada jeceli,ma laga yaabaa in ay ilaashadaan xoriyadooda mise qax cusub ayaa la dul dhigi doona madiina oo ah xaafada qura ee muqdisha si wadajir ah u diiday cawaanta la duufday ee damaca habowsan wata alshabaab.