Listen carefully to what this Ethiopian TV anchor has to say about Somalia's Population....
[youtube]Tk8Tm23o20k?[/youtube]
How low the ethiopian journalism has gone. Trying to provide and sell false info to those who are unaware of Somalia and its population won't get you any where. Even if Somalis were that so called two Million people, ethiopia would have been defeated the same way it was defeated several times before.
Hadduu caga-jugleeyoo Amxaar; Jiifka qaban waayo
Jarbi adag is moodyaye; Hadduu jaahilnimo qooqo
Qoladii ka sii jeedda; Een maqal jibaahiisa
Jiidhkiisu suu yahay kuwaan; Araggu jaadaynin
Daandaansi joogta ah wuxuu; Kula jarmaadaaba
Mar uun buu Libaax joofku baxay; Juq u yidhaahdaaye
Oo jeeni aan laab lahayn; Micidu jiidhaaye
Jacjaclayn waxaad uga hadhaa; Jookha iyo faanka
Iyagoo is jiidhiyo Alloo; Jabiyo mooyaane
Nimay jifadi Soomaali taan; Laga jil roonayne....
Khalif Weylac.



