Postby ababanoah » Mon Dec 20, 2010 3:37 pm
Waa wax laga filanayay aweys iyo daciifnimadiisa oo la ogaa inanay meena gaari karin marnana.isudhiibidaas adoon iyo a donkey lover, waa mid uu u qamay waayo isagu caydiid ma ahayn balse wuxuu muujiyay wixii uu ku haboonaa.iminka galgaduud waxay wacad ku martay inay ay ka sifayso xisbul iskaamkii shabaab isu badalay degmooyinkooda sida xarardheere.haatan galmudug waxa la siiyay nalka cagaaran si ay ugu durduriso alshabaabka xarardheere ka amarkutaagleeya.