oowguuriyo! isbaaradii ceyr waa la qaaday
Posted: Tue Dec 21, 2010 3:19 pm
waxay argagaxida shabaab maantay kadulqaadeen dadka soomaaliyeed ee barakacayaasha labo isbaaro oo arxanlaawayaashii cayr ee xisbul islaam labaxay baad kaga qaadi jireen,waxaa labaadaasi isbaaro kala yihiin: midii afgooye,iyo midii siinka dheer.waxaa shabaab u hartay inay sidoo kale qaadaan afar isbaaro oo taal inta u dhaxaysa xamar iyo afgooye.sadex kamida waxaa wali jooga xisbulislamtii isu dhiibtay shabaab,halaka tan afaraad ay joogto maafiyada tfg.