Page 1 of 1
Aweys skipped meeting organized by shabaabul murtaddeen
Posted: Fri Dec 24, 2010 10:04 am
by AhlulbaytSoldier
Re: Aweys skipped meeting organized by shabaabul murtaddeen
Posted: Fri Dec 24, 2010 10:25 am
by DR-YALAXOOW
its clearly al shabaab forced xisbul aweys to surrender whit out mooryaaan xasan daahir aweys ogolaanshihiisa. sawiradana ay halkan ku soo bandhigeen waa kuwa sii xoojinaya in xasan ma daahire aweeys uusan raali ka aheeyn qabsashada ay qabsadeen al shabaab dhamaan meelihii uu ka talinayey mooryaan xasan daahir.
waad arki doontaan xasan daahir oo baxsad ah oo ka soo baxsadey ee oranaya aniga raaali kama ihi inuu xisbul aweyskeeyga ka mid noqdaan al shabaab.
laakiin suaasha waxayba tahay xasan ma daahir aweeys horta ma nool yahay?
waxaa laga ybaa inuuba bakhtiyey oo ay al shabaab qaarijiyeen mar hore.
Re: Aweys skipped meeting organized by shabaabul murtaddeen
Posted: Fri Dec 24, 2010 11:35 am
by grandpakhalif
waxan maqlay in odayga xili lagu diiday