Page 1 of 1

Today's Pic of the Day - Caption This

Posted: Sat Jan 01, 2011 4:14 am
by AbdiWahab252
Image


No, Mudane Faroole, this cup is not for you, so let go.

Re: Today's Pic of the Day - Caption This

Posted: Sat Jan 01, 2011 4:34 am
by D-Runner
Naxdin weynaa! hal mar ayaan shalay galab indhaha ku dhuftay Banadir oo badisay, waan ku celiyey markaasaa Horseed Media cilladi gashay oo pagekii soo bixi waayey (database error), websiteyadii kale oo dhan baan eegay mise wax war haya ma leh.

Naxdin Gariirkii meeshii aan shalay ku dhacay baan saaka ka soo toosay, sannadkii cusbtaa xitaa sidaas ayuu iigu dhashay, anigoo buste igu dedan yahay :lol:

Beerba laf kama filan, hadde waa koobkii aan isu diyaariyey! dhib ma leh, Hambalyo Gobolka Banaadir, sidoo kale hambalyo Puntland in koobkii si hufan oo nabadgelyo ah uu ku bilowday kuna dhammaaday, Hambalyo Horseed Media oo noqotay warbaahinta keli ah ee daqiiqad daqiiqad ciyaarahan lagala socdey, sannadka 2011 waxaa lagu qabanayaa bay ila tahay Boosaaso, illeyn waddan kale Soomaalidu ma leh eh, Puntland uun baa la hurran yahay. (lama huraan waa cawska jiilaal). Hallagu beego December 2011, xilligaas oo ay cimilada Boosaaso friendly tahay.

Intaasi waa talo oday laga badiyey :lol:

Re: Today's Pic of the Day - Caption This

Posted: Sat Jan 01, 2011 4:40 am
by FBISOMALIA
Image

Mr.president:its to heavy cup :ugeek:

captain : yeah bby did you see it now

the laugh guy : today we have money from puntland good job boy :lol:

Re: Today's Pic of the Day - Caption This

Posted: Sat Jan 01, 2011 4:50 am
by SultanOrder
"Ar, waxaan ma dahab baa :shock: "

Re: Today's Pic of the Day - Caption This

Posted: Sat Jan 01, 2011 6:27 am
by AhlulbaytSoldier
Punaniland got beaten in their homeland. How sweet :mrgreen:

Re: Today's Pic of the Day - Caption This

Posted: Sat Jan 01, 2011 6:40 am
by FBISOMALIA
Punaniland got beaten in their homeland. How sweet :mrgreen:
we kick your qobol ass in perlim :lol:

Re: Today's Pic of the Day - Caption This

Posted: Sat Jan 01, 2011 7:54 am
by jamols2
Punaniland got beaten in their homeland. How sweet :mrgreen:
we kick your qobol ass in perlim :lol:
im very happy for them masha allah
i hope alshabaab doesn't take the cup from them :D