Page 1 of 1

Beauty & brain

Posted: Mon Jan 03, 2011 4:12 am
by samadoon-waaxid
I guess I was wrong,they do come together :up: :rose:


Image


Qoys degan dalka Maraykanka, ayaa helay abaalmarin sare oo la xiriirtay dhinaca waxbarashada caruurta iyo sidoo kale daryeelka caruurta ee waalidka.

Fardowsa Yuusuf Maxamed, ayaa ku guulaysatay abaalmarin heer wanaagsan ee dhinaca waxbarashada ay ka gaartay, oo uu ku abaalmariyay iskuulka dowladda ee Minneapolis.

Waxay ka mid noqotay shanta ardayda ee ugu waxbarashada wanaagsanaa guud ahaan dalka Maraykanka.

Sidoo kale, Yuusuf Maxamed Xareed oo ah aabaha dhalatay Fardowsa iyo afar caruur ah oo kale, ayaa isaguna loo aqoonsaday waalid wanaagsan, taasoo abaalmarin uu ku mutaystay.

Yuusuf, wuxuu caruurtiisa soo koriyay kaligii kadib markii hooyadii dhashay ay kala tageen muddo dheer ka hor.

Weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen, ayaay u warameen Yuusuf Maxamed iyo Gabadhiisa, Fardowsa Yuusuf.

Re: Beauty & brain

Posted: Mon Jan 03, 2011 4:28 am
by SultanOrder
Damn she is cute, where can I meet her? What did she pass, it says nothing except that she did well in public school in Minneapolis.

Re: Beauty & brain

Posted: Mon Jan 03, 2011 4:50 am
by samadoon-waaxid
lol@ where can I meet her,as if I would tell anybody if I knew.but the audio says she got Minneapolis most achieved student award in her masters degree?.here is the link to the audio.she doesnt sound bad either :P

http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_m ... owsa.shtml