Page 1 of 1

TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 1:08 pm
by AhlulbaytSoldier
Xukuumadda oo bishii labaad bixin doonta mushaarka ciidamada.
Monday, 10 January 2011 09:46 Read : 401 times
(Muqdisho – Jannaayo 10, 2010) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta ugu

bishaareeyay ciidamada qalabka sida in mushaarkii bisha Jannaayo 2011 uu diyaar u yahay in la

bixiyo, taasoo imaaneysa in ka yar toddobaad markii ay Xukuumaddu dhameysay bixinta

mushaarka bishii Diseembar 2010. Arrintan ayaa daba joogta kaddib markuu Baarlamaanku

ansixiyay miisaaniyadda dowladda, iyadoo baahida ciidanka iyo shaqaalaha dowladdu ay

meesha sare kaga jiraan miisaniyadda la ansixiyay.

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Cabdulxakiim Maxamuud Xaaji, ayaa yiri:

“Xukuumadda waxay daryeeli doontaa doontaa ciidamada qalabka sida si ay dalka uga

xoreeyaan arxan-darrada ay shacabka ku hayaan xag-jirka. Marka Xukuumaddu idin daryeesho,

waxaa idinkana laydinka doonayaa inaad kordhisaan dadaalka aad dalka kaga difaaceysaan

cadowga gudaha iyo kan dibedda.

Wasiirku wuxuu ugu mahadceliyay ciidamada howl-karnimada iyo naf-hurista ay sameeyeen,

isagoo ku dhiirrigeliyay inay horseed ka noqdaan geeddi-socodka nabadda iyo ammaanka dib

loogu soo celinayo dalka.

“Xukuumaddu waxay mudnaan siin doontaa bixinta mushaarka ciidanka waqtigii loogu

talogalay, iyo wax-ka-qabashada baahida saadka, caafimaadka iyo adeegyada kale.”

“Madaxeynaha, oo ah Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida, wuxuu waqti badan ku bixiyay

siduu wax uga qaban lahaa baahida ciidamada qalabka sida. Raysal-wasaaraha iyo Golaha

Wasiiraduba waxay ka wada hadleen sidii sare loogu qaadi lahaa ammaanka dalka iyo daryeelka

ciidanka.”


Mrcheese is somehow better than the fatguy after all. :lol:

Re: TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 1:28 pm
by qoraxeey
Guulwade Farmaajoo :kiss:

too bad he told he is leaving soon :( :cry:

Re: TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 1:30 pm
by garoweboy
hutu go join the tfg we shall see how you do :lol:

Re: TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 1:33 pm
by qoraxeey
:lol: :lol:

Re: TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 1:36 pm
by AhlulbaytSoldier
hutu go join the tfg we shall see how you do :lol:
And be stuck within 1km prison?
No thank you.

Re: TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 1:45 pm
by abdisamad3
Dr. faramajo be the name still running the game
Still got it wrapped like a mummy
Still ain't tripping, love to see young hutu's get money
Spend time out the isbaaro, take they moms out the hood
Hit my boys off with ak's, no more living hard
chew khat every day, driving fancy fufu tank's
Still gonna get mine regardless.. :mrgreen:

Re: TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 2:08 pm
by FBISOMALIA
impressive tfg :up: :up:

Re: TFG soldiers getting their salary for second time

Posted: Mon Jan 10, 2011 2:31 pm
by VybzKartel
These guys are just better at spreading lies than the ones before. I guess they appointed a qualified information minister this time around.