Booliiska Kenya oo ku hor kufsaday Hooyo Soomaliyeed Caruurtaeeda gudaha saldhig Booliis Dhexdiisa
Sida uu sheegay Shiikh Cabdullaahi Salaad Cumar oo ah Masuulka ugu saree ama Madax Culumada Muslimiinta ee Kenya Degaanka Gaarisa waxaa Booliska Kenaya ay Kufsaden Haweenay dhashey 5 Caruur ah oo ka soo qabteen Degmnada Garisa ka dibna ay xerooyinka Qaxiiyiga dhexdooda habeen madow ku faraxumeeyeen.
Shiikha oo manta ka war bixiney sida wax u dhaceen isgoo la hadlayey BBC-da ayuu shegay in ay inkireen ciidamada markii ay weydiiyen balse ay ayadu u xaqiijsey in ay kufsadeen 3 ka midah Booliiska Kenaya ayan saldhiga Booliiska kala soo Baxeen habeen 8 saac ka dibna ay sidii ay rabeen ka yelaan, ilaa hadana ay xanuunki ka soo garey kufsigaas la ildanarantahey oo xitaa ay shoog ka qaadey.
Sidoo kale shiikha aya sheegay in markii la kusanayey haweeydaan Soomaliyeed ay la jiftey 5 Caruura oo ay dhashey oo lagala soo dhex baxey ,ka horma laga soo qabtey gudaha Magalada Garisa ayada iyo 18 qofood oo kale oo dhamantood lagu soo celiyey xerayaha Qaxootiga Saldhigyadooda booliska isla habeenkina sidasi lagu sameeyey.
Waxaa kale oo uu sheeegay shiikha in ay carartey subaxdii markii ay heshey miyirka iyadoo qaawan ayan ordeysey ilaa 15 KM oo dad Islam ah y dhar ku qabteen qabtena isla markasna la geeyey dhaqtarka xerada Xagar dheer dhexdeda uuna cadeyey in al kufsadey haweeynda.
Dhacdaas ka dib ayuu shegay shiikha in asaga iyo xildhibanad Safiyo Cabdi Toorey oo ka soo jeeda Gobolka kana tirsan Baarlamanaka Kenaya ay xerada u soo Adeen arintaasi markii ay soo gartey.
Shiikha ayaa sheegay in markii ay weydiiyeen Booliiksa ay kala kulmeen inkirmaad taliyihii iyo ciidankii Booliiska Kenaya ee Falkasi lagau sameyey sladhigiisa kaas oo yiri "Waxaa ay Haweeyada diidaneyd in dib loogu celiyo Soomaliya ee lama Kufsan mana naqaan meesha ay aadey ilmihiina waa kuwaan" taas oo ku tilmamey arin aad u xun shiikhu.
Haweeynadan ayuu shiikhu shegay in ay ka soo carartey Dagalada iyo dhibatooyinka ka socda koofurta Soomaliya siiba Gobolada Bay iyo Bakool sida ay u shegatey iyadoo ku jirta Isbitalka oo lagu dabiibayo xiligaan .
Shiikha ayaa shegay in ay si aada u gilgishey quluubta Muslimiinta Dalka kenaya Dhacdaan ka dib makii ay maqleen in sidaan lagu samyey ruux maganlayo u soo doontey daldhan oo dhisan in lagu samyeenwaxan oo kale
Arintaan ayey shegaan dadka ku jira xerooyinka Qaxootiga mid marksata lagulakaco haweenka Soomaaliyeed ee gaara dalkasi kenaya isla markasna aysan jirin cid wax ka qabata iyadoo soo bilabtey 1990 xiligii ay dhacdey Dowladdii Marxuum Maxamed siyaad Barre oo ay bilabantey qaxootga soomalida in xeryo looga sameeyo dalkasi Kenya aysan jirin cid wax iska weydiisa.
dayniile.com




