Sida lagu qoray mid kamid ah jaraa'idyada kasoo baxa dalka Cadawga ah ee mareeykanka Farmaajo ayaa caawa la filayaa inuu ka qeyb galo xaflad aad uweyn oo ay kasoo qeyb gali doonaan baadariyaasha ugu waaweyn gaalad aduunka oo ka dhici doonta fagaaraha lagu mgacaabo Clean honey music .
farmaajo ayaa halkaasi utagaya si uu uga mid noqdo marti sharfta gaalada iyo baadariyaasha isugu jira oo hambalyo ujeedin doono Baadariga ay dhalshadiisu ku beegantahay maanta ee lagu magacaabo Martin luther King .
kadib markii ay marti qaad ka heleen baadariga oo lasheego inuu udoodo waxa loogu yeero xuquuqda Gaalada Madowga ah ee ku sugan mareykanka ayuu farmaajo horay u kaxeeysan doonaan xaaskiisa maadaama ay xafladu tahay mid Miyuusik iyo qoob kaciyaar ah islamarkaana uusan ka marnayn Qamriga iyo waxyaabaha ay isticmaalaan Faasiqiinta.
Ra'iisul wasaaraha Dowladda gaalada u adeegta ayaa la filayaa inuu arrinkaasi lagu siiyo abaalmarin ay gaaladu udiyaariyeen maadaama uu si toos ah ula shaqeeynayo gaalada oo uusan la dhuumaneyn dabadhilifnimadiisa.




