Postby gobdoon » Tue Jan 18, 2011 8:38 am
Fanaan somaliyeed ba ku heesay MARKASA LOO GU JAWAABAY MAXAAN LA DAGAALAMAYNA? MAXAAN U DAGAALAMAYNA? MARKA DAGAALKA SOMALIDU MAANTA U BAAHANTAHAY WA KAN TUNIISIYA KA SOCDA OO KALE WAXAN LA DAGALAMAYNA JAHLI,QABIIL,QAQABLE DAGAAL,RABSHO IYO NABADGELYO LA'AAN,ANIGA WAXAY ILATAHAY HADUU SHICIBKU KACO WAX IS HORTAAGI KARA MALAHA SIDA ROMAANIYA KA DHACDAY OO KALE OO XATA WAXA DAGAAL LAGU QAADI KARA DAGAALKA SOKEEYE OO ALSHABAB HADA HORMOODKA KA TAHAY OO XILIGI DADKA LA KHASBI JIRAY WA DHAMAATAI ee inasoo dareershoy wa dagalmayna e'.