Page 2 of 2

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 1:00 pm
by ina aadan
War anigaa iska hadlaya, walaahi qax inaana arag aan ahayn somalidii so qaxday ee darodka iyo dirta u badnayd mooye.

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 1:25 pm
by sexy-kitten
I don't remember it in '89... But I do remember my parents listening to it after '89. :mrgreen:

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 2:07 pm
by XimanJaale
Do u know what song I remember? Lol
loool, which one is that u remember huuno?

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 2:19 pm
by greenday
Its sad that some people were told to leave and they kept quiet and just left the others to die. How mean of them!! and they say there muslim.

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 2:47 pm
by DR-YALAXOOW
ximanjaaale 1989 mogadishu was wax dhib ah kama jirin, aniga kaama danbeeynin waxaan xamar ka soo dhoofey 1990, xaafadeena mareexaan baddan ayaa deganaa dhamaantoodna waa wada joogeen ilaaa dagaalkii siyaad bare xukunka looga ridey uu xamar ka bilaawdey diseembar 1990kii.

marka adiga too early ayaa soo baxdey, waraaa sxb adiga qof daacad ah ayaa tahay sababtoo ah ALL SOMALINETTERS waxay wada dhasheeen 1990. even xitaaa haddii ay dugsi sare dhigan jireen 1980s waxay diidayaan inay DA.DOODA QIRTAAN,
adiga daacad ayaa tahay, 1989 tahriiib ilaaaa buulo xaaawo xuduuda kenya ayaaad ku jirtey. laakiin aniga nasiib ayaan lahaa nofeembar 1990 waxaa soo raacey somali airlnes to qaahira. and i was 17 not iam 37 alxamdulilaah.

meeshan somalinet waxaa ku jira xitaaa dad dagaalkiiii 1988 hargeysa ka qeyb qaatey oo wali NINTENDO ciyaaara ciyaaal yar yar isku maleeeyo sida imperior qaldaaan ka yiraahdo. :lol:

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 4:35 pm

:lol: :lol: emperior waa iidoorki ciidamada qaranka la dagaal jiray, madaaficda baa caruur ka dhigtay. Niinyahow waa sharaf iin dadka da'doda runta qirtaan. Aniga 1989 waxaan jiray 6 jiir. Inta badan Mareexanka 1990 ka hor ka tagay Xamar waxay ka shaqeyni jireyn dowlada sidaas bey uu xor baheyn laakiin Mareexanka oo shacabka iska ahaa Xamar waxay ka tageyn sida dadka kale.

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 4:55 pm
by Cumar-Labasuul
War anigaa iska hadlaya, walaahi qax inaana arag aan ahayn somalidii so qaxday ee darodka iyo dirta u badnayd mooye.
Horta sxb, adigu ma xamar baad degenaan jirtay ama somalia ba maad degenayn?

Yalaxoow, you are a funny guy :lol: anyway anigu 8 bilood baan ahaa marka reerkayagu qaxeen 88

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 5:14 pm
by ina aadan
Cumar
Maan arag sxb somaliya oo dhanba.

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 5:16 pm
by PrinceOfDarwiishLand
War anigaa iska hadlaya, walaahi qax inaana arag aan ahayn somalidii so qaxday ee darodka iyo dirta u badnayd mooye.
Horta sxb, adigu ma xamar baad degenaan jirtay ama somalia ba maad degenayn?

Yalaxoow, you are a funny guy :lol: anyway anigu 8 bilood baan ahaa marka reerkayagu qaxeen 88
Ma wada 8 ? :lol:

888 <----Isn't that the Devil's number? :lol:

Re: I remember this song when we were leaving Xamar

Posted: Tue Jan 18, 2011 5:19 pm
by Cumar-Labasuul
Cumar
Maan arag sxb somaliya oo dhanba.
Reer jarar baad ahayd smh

Amba somalia wax ka ma arkin, dulcad baan yara joogay iyo laba sanadood oon jabuti degenaa :)