Somalida is garab yaaca, iyo indha adeegnimada waa laga fiicanyahay. haduu dowlada ka midyahay, inuu imaado meesha ma aha maxaa yeela waxaa joogo, madaxdii sarsare. haduusan ka mid aheyna maba lagu martiqaadin marka maxaa keenaayo.
waa indha adeegnimo, iyo reer baadiya nimo.



