Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maamulka Sh/Hoose oo Xoolo Zaka qeybin ah soo gaba gabeeyay.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Maamulka Sh/Hoose oo Xoolo Zaka qeybin ah soo gaba gabeeyay.

Postby Kanada » Sat Jan 22, 2011 11:37 am

Maamulka Islaamiga ah ee Sh/Hoose ayaa si rasmi ah usoo gabagabaysay Qaybintii Zakada Xoolaha nool oo isbuucii lasoo dhaafay si xowli ah uga bilowday degmooyinka kala gadisan ee ay Wilaayadu ka koobantahay halkaas oo lagu qaybiyay kumanaan xoolo ah.

Xoolaha uu Maamulku qaybiyay oo isugu jiray Lo’ iyo Ari ayaa waxaa Zako ahaan looga soo qaaday xoola-dhaqatada ku nool Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/Hoose, waxaana howshaan u xilsaarnaa Xafiis loogu magac daray ” Maktabka Diiwaanka Zakada ee Wilaayada Sh/Hoose.
Degmada

Degmada Tirada Zakada Ariga la qaybiyay Tirada Zakada Lo’da la qaybiyay.

Wanlawayn 1600 Neef Waxba
Awdheegle 230 Neef 139 Neef
Jannaale 110 Neef 330 Neef
Qoryooleey 395 Neef 90 Neef
Buulo-Mareer 179 Neef 10 Neef
Kuntuwaareey 496 Neef 500 Neef
Baraawe 700 Neef 190 Neef
Marko 267 Neef 3 Neef
Afgooye 380 Neef 51 Neef

Tottal 4357 1313



Dadka Masaakiinta ah ee Xoolaha loo qaybiyay ayaa qof walba oo ka mid ah waxaa la siinayay inta badan 5 neef oo ari ah ama 2 neef oo Lo’ ah, halka Degmooyinka qaar oo ay Masaakiintu aad u badnayn xoolaha laga soo uruuriyayna ay yaraayeen la siinayay qofkiiba 3 neef oo Ari ah ama hal neef oo Lo’ ah.

Guud ahaan dadkii Masaakiinta ahaa ee Zakada loo qaybiyay ayaa si weyn ugu farxay Xoolaha ay heleen iyagoo u mahad celiyay Allaah SW kadibna dadkii soo dhiibay Zakada iyo kuwii soo gaarsiiyay intaba.

Waa sanadkii 3aad oo ay Wilaayada Islaamiga Sh/Hoose sidaan oo kale u qaybinayso Zakada Xoolaha nool taas oo laga qaadayo dadka ay ku waajibtay lana siinayo dadka ay u waajibtay arintaas oo isbadal wanaagsan iyo isku dheeli tirnaansho dhanka nolosha ah ka dhalisay Wilaayada Sh/Hoose.

Xarakada Al-Shabaab oo ka talisa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dib usoo nooleysay Zakada oo ah Rukniga Saddexaad ee Islaamka kadib markii ay inta badan bulshada Soomaaliyeed iska ilaaween hirgelinteeda kuna ekaadeen oo kaliya inay ka aqriyaan kutubada Diintaa Islaamka.
http://www.allgedo.com/2011/01/22/maamu ... -gabeeyay/

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Maamulka Sh/Hoose oo Xoolo Zaka qeybin ah soo gaba gabee

Postby udun » Sat Jan 22, 2011 11:41 am

Maasha'Allaah. Kuwa bixiyey, kuwa soo gaadhsiiyey, iyo kuwa la siiyeyba Alle khayr ha ugu bedelo.

User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Maamulka Sh/Hoose oo Xoolo Zaka qeybin ah soo gaba gabee

Postby qoraxeey » Sat Jan 22, 2011 11:43 am

Ok :?

how lovely

bellisimo

what a progress

Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: Maamulka Sh/Hoose oo Xoolo Zaka qeybin ah soo gaba gabee

Postby Kanada » Sat Jan 22, 2011 11:49 am

Is thier something wrong with the formatting on the chart or is it just me?

Check the site for better formatting.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 16 guests