Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/Hoose ayaa si rasmi ah usoo gabagabaysay Qaybintii Zakada Xoolaha nool oo isbuucii lasoo dhaafay si xowli ah uga bilowday degmooyinka kala gadisan ee ay Wilaayadu ka koobantahay halkaas oo lagu qaybiyay kumanaan xoolo ah.
Xoolaha uu Maamulku qaybiyay oo isugu jiray Lo’ iyo Ari ayaa waxaa Zako ahaan looga soo qaaday xoola-dhaqatada ku nool Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/Hoose, waxaana howshaan u xilsaarnaa Xafiis loogu magac daray " Maktabka Diiwaanka Zakada ee Wilaayada Sh/Hoose.
Degmada
Tirada Zakada Ariga la qaybiyay
Tirada Zakada Lo’da la qaybiyay.
Wanlawayn
1600 Neef
Waxba
Awdheegle
230 Neef
139 Neef
Jannaale
110 Neef
330 Neef
Qoryooleey
395 Neef
90 Neef
Buulo-Mareer
179 Neef
10 Neef
Kuntuwaareey
496 Neef
500 Neef
Baraawe
700 Neef
190 Neef
Marko
267 Neef
3 Neef
Afgooye
380 Neef
51 Neef
Tottal
4357
1313
Dadka Masaakiinta ah ee Xoolaha loo qaybiyay ayaa qof walba oo ka mid ah waxaa la siinayay inta badan 5 neef oo ari ah ama 2 neef oo Lo’ ah, halka Degmooyinka qaar oo ay Masaakiintu aad u badnayn xoolaha laga soo uruuriyayna ay yaraayeen la siinayay qofkiiba 3 neef oo Ari ah ama hal neef oo Lo’ ah.
Guud ahaan dadkii Masaakiinta ahaa ee Zakada loo qaybiyay ayaa si weyn ugu farxay Xoolaha ay heleen iyagoo u mahad celiyay Allaah SW kadibna dadkii soo dhiibay Zakada iyo kuwii soo gaarsiiyay intaba.
Waa sanadkii 3aad oo ay Wilaayada Islaamiga Sh/Hoose sidaan oo kale u qaybinayso Zakada Xoolaha nool taas oo laga qaadayo dadka ay ku waajibtay lana siinayo dadka ay u waajibtay arintaas oo isbadal wanaagsan iyo isku dheeli tirnaansho dhanka nolosha ah ka dhalisay Wilaayada Sh/Hoose.
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ka talisa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dib usoo nooleysay Zakada oo ah Rukniga Saddexaad ee Islaamka kadib markii ay inta badan bulshada Soomaaliyeed iska ilaaween hirgelinteeda kuna ekaadeen oo kaliya inay ka aqriyaan kutubada Diintaa Islaamka.
