Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Shift » Sun Jan 23, 2011 11:30 pm

Mr ileey got his teeth knocked out :lol:

MINNEAPOLIS:- Waxaa maantay Axadd January 23,2011 Dalka Maraykanka Gobalka Minnesota Magaalada Minneapolis ka dhacay Mudaharaad ay soo qaban qabiyeen Jaaliyadda Gumaysiga neceb ee Soomali Galbeed ama dhulka loo yaqaano Ogaadeeniya, iyo xubno ka socda Golaha Baraaruga Islaamka oo dabadhilifyada xukuumada Itoobiya ka soo horjeedaiyo Ciidamada Shisheeye ee Magaalada Muqdisho ku xasuuqaya shacabka Soomaliyeed.

FG: Waxaa naloo xaqiijiyey Nin warqadda casuumada haysta in uu Salaamay ina ilay kadibna uu feer ku qaad qaaday waxaana dhaawac ka gaaray sanka iyo ilkaha warkawixii ka soo kordha kala soco Somalimidnimo.com

Waacdaraha ka dhacay iyo qosalka ma ahn mid laga sheekayn karo kaadida ayaa kaa fara baxsanaysa markii aad daawato muuqaalka!! Maxaad moodaa haddii aad indhahaaga ku arki lahayd, Wadaadadii Masaajidda Imaamyada ka ahaa e Meles Zanawi u hanbalyeeyey oo Hooyooyin 80 jira ah ay kudigteen oo yiri Shantii wadaad ee Meles Zanawi Jamhaddii UWSLf u dhiibtay Down ama hadhacaan Boorarka qaar waxaa ku qornaa Magacyada Culimadii u hanbalyeysay xukuumada gumaysiga ku dhisan ee Itoobiya.

Image
Image
Image
Image

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Shift » Sun Jan 23, 2011 11:35 pm

Image
Image
Image
Image

Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Oxidant » Sun Jan 23, 2011 11:37 pm

Good turn out, Wallahi I wish there,

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Shift » Sun Jan 23, 2011 11:39 pm

DHAGAYSO WARAYSIYO AAN LA YEELANAY ODAYAASHA SOOMALIYEED IYO ABWAANADA KU MUDAHARAADAY DABADHILIFYADA MELES ZANAWI WAXAYNA KA HADLEEN URURKA AL-ICTISAAM OO QAYB KA AHAA DADKII LAGU MUDAHARAADAY WAXAYNA KA QAYB GALEEN SHIRKA INA ILEY MAANTAY

Interview with shacabka.
http://somalimidnimo.com/midnimo/waraysiyadii2.mp3

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Xamud. » Sun Jan 23, 2011 11:40 pm

FG: Waxaa naloo xaqiijiyey Nin warqadda casuumada haysta in uu Salaamay ina ilay kadibna uu feer ku qaad qaaday waxaana dhaawac ka gaaray sanka iyo ilkaha warkawixii ka soo kordha kala soco Somalimidnimo.com
:lol: :lol: Somalis and their fake stories, this is fake, I HIGHLY doubt that Ileey was attacked, it would have been all over the news.

Shift inadeerow ayaamahan waan ku yara wareeray xalka Ogadenia/kiliinka shanaad, so tii la laha ONLF iyo Ethiopia waa heeshiyan?

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby ToughGong » Sun Jan 23, 2011 11:43 pm

Bloody hell sounds like a hell of a lot of cagdheers there at the demonstration

User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Basra- » Sun Jan 23, 2011 11:43 pm

Dont they all look like terrorists with their xinaa beards? Why does that irritate me? :x :x :x :x :x

Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Oxidant » Sun Jan 23, 2011 11:45 pm

Hunt down his supporters, this is what I would do personally

Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Oxidant » Sun Jan 23, 2011 11:48 pm

[youtube]EzHKz-fDhQk&feature=player_embedded[/youtube]

He got knocked the FUCK OUT

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Shift » Sun Jan 23, 2011 11:51 pm

FG: Waxaa naloo xaqiijiyey Nin warqadda casuumada haysta in uu Salaamay ina ilay kadibna uu feer ku qaad qaaday waxaana dhaawac ka gaaray sanka iyo ilkaha warkawixii ka soo kordha kala soco Somalimidnimo.com
:lol: :lol: Somalis and their fake stories, this is fake, I HIGHLY doubt that Ileey was attacked, it would have been all over the news.

Shift inadeerow ayaamahan waan ku yara wareeray xalka Ogadenia/kiliinka shanaad, so tii la laha ONLF iyo Ethiopia waa heeshiyan?
Inadeer,sheekada heshiishka waxaa ka horeeyey "onlf waa la tirtiray".Wax la tirtiray sidee loola heshiishay?Mida kale inadeer wixi dhagahaaga ku dhaca miyaad ku qanacdaa mise waad hubisaa oo raad-raacdaa waa sual?

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Xamud. » Sun Jan 23, 2011 11:54 pm

FG: Waxaa naloo xaqiijiyey Nin warqadda casuumada haysta in uu Salaamay ina ilay kadibna uu feer ku qaad qaaday waxaana dhaawac ka gaaray sanka iyo ilkaha warkawixii ka soo kordha kala soco Somalimidnimo.com
:lol: :lol: Somalis and their fake stories, this is fake, I HIGHLY doubt that Ileey was attacked, it would have been all over the news.

Shift inadeerow ayaamahan waan ku yara wareeray xalka Ogadenia/kiliinka shanaad, so tii la laha ONLF iyo Ethiopia waa heeshiyan?
Inadeer,sheekada heshiishka waxaa ka horeeyey "onlf waa la tirtiray".Wax la tirtiray sidee loola heshiishay?Mida kale inadeer wixi dhagahaaga ku dhaca miyaad qaataa mise waad hubisaa oo raad-raacdaa waa sual?
Mayaa laakin waxaan la yaabay dadkan dhibada ka dhoofayo oo leh heeshis baan galeynay, mida labad waxaan maqlay "ONLF" labo beey u kala jabtay, qaybna waxay la heeshiyen Ethiopia, qaybta kalena waa diiden heeshis oo halgaanki bay wadan.

Personally, all the Ogadens I know are ONLF supports till this day.

Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Oxidant » Sun Jan 23, 2011 11:55 pm

He really did get punched and knocked down. After that, all hell broke loose and the thing descended into chaos by all reports

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Shift » Sun Jan 23, 2011 11:55 pm

[youtube]EzHKz-fDhQk&feature=player_embedded[/youtube]

He got knocked the FUCK OUT
He was a sitting duck before he boarded that plane from jig.Once again malez has lot the plot,reer Ogadenia i am tonight more than proud of you :up:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby Xamud. » Sun Jan 23, 2011 11:56 pm

[youtube]EzHKz-fDhQk&feature=player_embedded[/youtube]

He got knocked the FUCK OUT

:lol: :lol: grown men running away like school girls tsk tsk :down:

User avatar
gemini_snake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1938
Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
Location: staging an intervention @ liban ashkirs house

Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogadeenya

Postby gemini_snake » Sun Jan 23, 2011 11:57 pm

[youtube]EzHKz-fDhQk&feature=player_embedded[/youtube]

He got knocked the FUCK OUT

LMAO, wtf, it looks like a bomb went off in that place :lol: :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 10 guests