Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somali Geeljire Kills himself

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Somali Geeljire Kills himself

Postby XimanJaale » Mon Jan 24, 2011 6:10 am

Nin 680 Neef oo Xoola ah lahaa oo Is Gowracay kadib markii ay Abaartu laysay Xoolihiisi (Warbixin Murugo leh).

Dhibaatooyin xanuun badan ayaa ka dhashay abaaraha halakeeyay dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolada dalka Soomaaliya mana muuqdaan wax gargaar ah oo ay bixinayaan Hay’adaha Q.Midoobe ee Gargaarka sheegta.

Dhacdo Murugo leh ayaa dhawaan ka dhacday degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo kamid ah meelaha ay saameynta balaaran ku yeesheen abaaraha kajira dhamaan gobolada dalka Somaliya.

Mid kamida dadka deegaanka ayaa sheegay in Nin xoolaley ahaa oo ku dhaqan degmada Jalalaqsi uu ku xoola beelay abaarta kadibna uu naftiisa gooyay naxdin aawgeed, Ninkan oo muddo sanada ah dhaqanayay Xoolaha Ariga iyo lo’da ayaa muddo laba bilood gudahood ah waayay 500 Neef Ari ah iyo 180 neef oo lo’ ah.

Marka ay xooluhu dhimanayaan waa laxalaaleeyaa kadibna Maqaarka ayaa laga fiiqdaa si looga manaafacaadsado maqaarka oo qiima dhan $1.5 Dollar ka jooga Gobalada dhaca Koonfurta Somaliya.
“Nin xoolaley ah ayuu ahaa oo caanka ahaa baadiyaha Jalalaqsi wuxuu lahaa 3 xaas iyo 11 carruur ah qaarkoodna ay qaan gaar ahaayeen, markii ay abaartu bilaabatay ayay xoolihii ka dhamaadeen dabadeedna isaga ayaa isgowracay”ayuu yiri mid kamida dadka deegaanka oo Allgedo Online lahadlay.
Sida wararku sheegayaan Marxuumka isdilay ayaa maalin walba maqaarka kasiibi jiray Xoolihiisa marka ay bakhtinayaan si reerku raashin ugusoo iibsadaan lacagta yar ee maqaarka lag helo.

Markii uu Neefkii ugu dambeeyay ee xoolihii gaarayay 550-ka Neef Ariga ah iyo 180-da Lo’da ahaa uu maqaarka ka fiiqay ayuu Mididii uu wax ku qalayay dhuunta iska gelshay meeshiina ku naf baxay!!!.

Marxuumka dhintay ayaa is hayn kari waayay markii uu gacanta ka taagay wixii xoola ah ee uu dhaqanayay dhowrka sano, Ninka isdilay ayaan ku qancin qadarta Alle ee ku habsatay taasi oo khasaara aduun iyo mid aakhiro ku ah ,dadka hantiilayaasha ah ee alle Imtixaanay.

Dhinaca kale mid kamida ganacsatada xoolaha ka baayac mushtara oo reer Mahadaay ah ayaa naftiisa gooyay markii ay mar qura ka dhinteen xoolo farabadan oo uu muddo sanada ah ku xanaaneynayay webiga Jiinkiisa.

Sheekooyin yaab leh ayay soo werinayaan qoysaska gobolada dalka ku dhaqan oo abaaruhu halakeeyeen, qoysas badan oo xoolaha iyo tacabka caan ku ahaa ayaa hadda ah ceyr aan haysan wax ay ku noolaadaan. :cry:

Daahir Guuleed Allgedo Online

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby greenday » Mon Jan 24, 2011 6:29 am

AUN, livestock’s are being wiped out across Somalia. Somalia and its people dont need more tests :(

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby Faranacab » Mon Jan 24, 2011 6:46 am

It's has been bad time, and bad years....but hopefully there will be good time ahead....

Pray for the poor nomads....

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby ina aadan » Mon Jan 24, 2011 6:59 am

Markuu gabayagii somaliyeed lahaa "dhaqasho wa geel" been muna shegin, bal hada fiiri 600 oo nef xolaha kor u dhaafay oo hadana aan wax ka joogin.

Ilahay ha u hargaaro umada dhibataysan ee xolo dhaqatada ah.

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby EEGA9 » Mon Jan 24, 2011 7:03 am

Geeljire proud and arrogant, aun.

Ina aadan kani wuuba ka daray hashii Garowe :mrgreen:

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby ina aadan » Mon Jan 24, 2011 7:09 am

Geeljire proud and arrogant, aun.

Ina aadan kani wuuba ka daray hashii Garowe :mrgreen:
War nimankii garawo aasay niman ragay ahayeen, e ninkan is dilay xajadiisu ma hagagsana.

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby EEGA9 » Mon Jan 24, 2011 7:20 am

Geeljire proud and arrogant, aun.

Ina aadan kani wuuba ka daray hashii Garowe :mrgreen:
War nimankii garawo aasay niman ragay ahayeen, e ninkan is dilay xajadiisu ma hagagsana.
Ninkaasi tol buu lahaa, tolnimadu barigi hore arin culus bay ahayd oo wajib ah.

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby The_Patriot » Mon Jan 24, 2011 10:39 am

Nin 680 Neef oo Xoola ah lahaa oo Is Gowracay kadib markii ay Abaartu laysay Xoolihiisi (Warbixin Murugo leh).

Dhibaatooyin xanuun badan ayaa ka dhashay abaaraha halakeeyay dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolada dalka Soomaaliya mana muuqdaan wax gargaar ah oo ay bixinayaan Hay’adaha Q.Midoobe ee Gargaarka sheegta.

Dhacdo Murugo leh ayaa dhawaan ka dhacday degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo kamid ah meelaha ay saameynta balaaran ku yeesheen abaaraha kajira dhamaan gobolada dalka Somaliya.

Mid kamida dadka deegaanka ayaa sheegay in Nin xoolaley ahaa oo ku dhaqan degmada Jalalaqsi uu ku xoola beelay abaarta kadibna uu naftiisa gooyay naxdin aawgeed, Ninkan oo muddo sanada ah dhaqanayay Xoolaha Ariga iyo lo’da ayaa muddo laba bilood gudahood ah waayay 500 Neef Ari ah iyo 180 neef oo lo’ ah.

Marka ay xooluhu dhimanayaan waa laxalaaleeyaa kadibna Maqaarka ayaa laga fiiqdaa si looga manaafacaadsado maqaarka oo qiima dhan $1.5 Dollar ka jooga Gobalada dhaca Koonfurta Somaliya.
“Nin xoolaley ah ayuu ahaa oo caanka ahaa baadiyaha Jalalaqsi wuxuu lahaa 3 xaas iyo 11 carruur ah qaarkoodna ay qaan gaar ahaayeen, markii ay abaartu bilaabatay ayay xoolihii ka dhamaadeen dabadeedna isaga ayaa isgowracay”ayuu yiri mid kamida dadka deegaanka oo Allgedo Online lahadlay.
Sida wararku sheegayaan Marxuumka isdilay ayaa maalin walba maqaarka kasiibi jiray Xoolihiisa marka ay bakhtinayaan si reerku raashin ugusoo iibsadaan lacagta yar ee maqaarka lag helo.

Markii uu Neefkii ugu dambeeyay ee xoolihii gaarayay 550-ka Neef Ariga ah iyo 180-da Lo’da ahaa uu maqaarka ka fiiqay ayuu Mididii uu wax ku qalayay dhuunta iska gelshay meeshiina ku naf baxay!!!.

Marxuumka dhintay ayaa is hayn kari waayay markii uu gacanta ka taagay wixii xoola ah ee uu dhaqanayay dhowrka sano, Ninka isdilay ayaan ku qancin qadarta Alle ee ku habsatay taasi oo khasaara aduun iyo mid aakhiro ku ah ,dadka hantiilayaasha ah ee alle Imtixaanay.

Dhinaca kale mid kamida ganacsatada xoolaha ka baayac mushtara oo reer Mahadaay ah ayaa naftiisa gooyay markii ay mar qura ka dhinteen xoolo farabadan oo uu muddo sanada ah ku xanaaneynayay webiga Jiinkiisa.

Sheekooyin yaab leh ayay soo werinayaan qoysaska gobolada dalka ku dhaqan oo abaaruhu halakeeyeen, qoysas badan oo xoolaha iyo tacabka caan ku ahaa ayaa hadda ah ceyr aan haysan wax ay ku noolaadaan. :cry:

Daahir Guuleed Allgedo Online
Sidhe buu qof is gowrici kara it doesnt make sense these guy has fucked up Somali language.

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby ciyaal_warta » Mon Jan 24, 2011 11:19 am

he went insane..no normal human can kill himself...rabi yassir wala tocaser caleina ya allah

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby The_Patriot » Mon Jan 24, 2011 11:21 am

he went insane..no normal human can kill himself...rabi yassir wala tocaser caleina ya allah
I am just wondering at the author of the article he says gawracay its impossible unless he was using an electric saw.

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby ciyaal_warta » Mon Jan 24, 2011 2:16 pm

he went insane..no normal human can kill himself...rabi yassir wala tocaser caleina ya allah
I am just wondering at the author of the article he says gawracay its impossible unless he was using an electric saw.
yeah its impossible 2 slaughter urself man...unless he was insane no sane humab can do that...may be its all bogus propaganda that UN organizations using against the alshabab dudes

User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Somali Geeljire Kills himself

Postby juzme123 » Fri Jan 28, 2011 7:41 pm

I heard of this other one who hanged himself off a tree up in the badiyaha togdheer...poverty and wealth...subxanallah and alxamdullilah.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests