Page 2 of 3
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:14 pm
by XimanJaale
Ciyalkaad shegaysid qixii bay go'een.
Illaahi ha uu naxristo, waxaan garan 2 ka mid ah asxaabteyda waxay geryooden xiiligi Aidid iyo Mahdi iis ceyrsanayeen.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:16 pm
by XimanJaale

Ma saas ba

Wuxu aha ciyaal suuqa ugu weyna.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:17 pm
by XimanJaale
Dadku waxay wada dhasheen...01/01/88

Dadku ma maatano baa? Meey d'a dooda qirtaan mise waa dhulka fiiri aniguna waan kula fiirsan.
Where you born before 1990

Yeah bro.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:23 pm
by shiniile9

Maya, wa meshi aan gabdha taalyaniga ku fuduli ni jirnay. Ma xasuusa tiid miyaa?[/quote]
Kan noogu weyn aa igu qaldeysaa.

[/quote]

Ma saas ba

Wuxu aha ciyaal suuqa ugu weyna.[/quote]
I used to go with him Elgab cinema.

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:26 pm
by XimanJaale
Elgab cinema, where was it located?
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:30 pm
by shiniile9
I dont remember myself.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:34 pm
by XimanJaale
I dont remember myself.
ok

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 9:37 pm
by LivingToSucceed
shaleemo muqdishow.....
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Wed Jan 26, 2011 12:08 am
by ciyaal_warta
ciyaal wardhiigley hoose...shineemo xaawo taako.. shineemo towfiiq, shineemo disco and shineemo luujino

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Wed Jan 26, 2011 12:16 am
by Garaad_LQ
ciyaal shuushuumow conference

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Wed Jan 26, 2011 12:36 am
by ciyaal_warta
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Wed Jan 26, 2011 1:24 am
by Garaad_LQ
i'm more like ciyaal casiir then ciyaaal geel
although i'm cool with Camels
balse maxaa kaa xanajiyay ciyaal warta dhiiga
salaan bay iga ahayd
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Wed Jan 26, 2011 8:01 am
by ciyaal_warta
i'm more like ciyaal casiir then ciyaaal geel
although i'm cool with Camels
balse maxaa kaa xanajiyay ciyaal warta dhiiga
salaan bay iga ahayd
xanaaq maxaa keeni kaftan wajiga la madoobeystay lee waaye...reer koraadka kaftanka haduu kululaado xanaaqo maa isku badalan
bt am more ciyaal wardhiigley then ciyaal casiir

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Wed Jan 26, 2011 8:03 am
by XimanJaale
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Wed Jan 26, 2011 8:38 am
by Garaad_LQ
[
xanaaq maxaa keeni kaftan wajiga la madoobeystay lee waaye...reer koraadka kaftanka haduu kululaado xanaaqo maa isku badalan
bt am more ciyaal wardhiigley then ciyaal casiir

waa fahmay ciyaal shuushuumow
lakin xamar is gone iska ilaawa, reer koraadka xafadahooda ayay ka darantay maanta