Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Prime minister farmaajo working hard as usual

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Prime minister farmaajo working hard as usual

Postby Coeus » Sun Jan 30, 2011 10:42 am

Image

Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo R/wasaaraha Soomaliya ayaa maanta hortagay Golaha baarlamaanka oo fadhi ku leh xarunta golaha shacbiga ee magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha ayaa baarlamaanka hortooda ka sharaxi doono go'aanka ay xukuumaddu ka qaadatay heshiisyo horay loola galay shirkado dhowr ah oo dalka ka howl galayay dalka, iyadoo shirkadahaasi uu Baarlamaanku ay su'aalo ka weydiiyeen xukuumadda, waxana laga doonayaa inuu jawaabo ka bixiyo arrimahaasi.

Md. Farmaajo ayaa ugu Baarlamaanka in ay tixgeliyaan shaqada ay xukuumaddu qabatay ee ku saabsan Saracen oo ahayd arrin markaasi taagan, xukuumaddu waxay burburisay heshiiska shirkadda, waxayna ku amartay in ay dalka ka baxdo, isagoo sheegay Ra’iisulwasaaraha in xukuumaddu ay wali waddo baaritano ku saabsan shirkadha kale.

"Uruurin ayaan ku samaynay fariimihii aan kari karnay inaan ururinno, maanta ayaana horgeyn doonaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, si ay wax uga ogaadaan heshiisyadaas," ayuu yiri ra'iisul wasaare Maxamed Farmaajo.

Ra'iisul wasaaraha ayaa sheegay in kulan ay golaha wasiirradu yeesheen ay ku joojiyeen heshiiskii lala galay shirkadda Saracen Intertional, taasoo uu sheegay in howsheeda aysan wax dan ah ugu jirin dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Prime minister farmaajo working hard as usual

Postby The_Emperior5 » Sun Jan 30, 2011 10:43 am

what barlamaan , barlamaank ba sooki sh dalxiis saaka kala diray :lol: :lol:

Ahmed17
Posts: 74
Joined: Sat Jan 29, 2011 6:58 pm

Re: Prime minister farmaajo working hard as usual

Postby Ahmed17 » Sun Jan 30, 2011 10:46 am

Image

Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo R/wasaaraha Soomaliya ayaa maanta hortagay Golaha baarlamaanka oo fadhi ku leh xarunta golaha shacbiga ee magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha ayaa baarlamaanka hortooda ka sharaxi doono go'aanka ay xukuumaddu ka qaadatay heshiisyo horay loola galay shirkado dhowr ah oo dalka ka howl galayay dalka, iyadoo shirkadahaasi uu Baarlamaanku ay su'aalo ka weydiiyeen xukuumadda, waxana laga doonayaa inuu jawaabo ka bixiyo arrimahaasi.

Md. Farmaajo ayaa ugu Baarlamaanka in ay tixgeliyaan shaqada ay xukuumaddu qabatay ee ku saabsan Saracen oo ahayd arrin markaasi taagan, xukuumaddu waxay burburisay heshiiska shirkadda, waxayna ku amartay in ay dalka ka baxdo, isagoo sheegay Ra’iisulwasaaraha in xukuumaddu ay wali waddo baaritano ku saabsan shirkadha kale.

"Uruurin ayaan ku samaynay fariimihii aan kari karnay inaan ururinno, maanta ayaana horgeyn doonaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, si ay wax uga ogaadaan heshiisyadaas," ayuu yiri ra'iisul wasaare Maxamed Farmaajo.

Ra'iisul wasaaraha ayaa sheegay in kulan ay golaha wasiirradu yeesheen ay ku joojiyeen heshiiskii lala galay shirkadda Saracen Intertional, taasoo uu sheegay in howsheeda aysan wax dan ah ugu jirin dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Yes working hard to choose between Spain or France as the next travel destiny.... in the travel agency government.

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Prime minister farmaajo working hard as usual

Postby Coeus » Sun Jan 30, 2011 10:46 am

what barlamaan , barlamaank ba sooki sh dalxiis saaka kala diray :lol: :lol:
I can imagine farmaajo being so frustrated when sharif told him today :lol: :lol:

Image

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Prime minister farmaajo working hard as usual

Postby Coeus » Sun Jan 30, 2011 10:47 am

Image

Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo R/wasaaraha Soomaliya ayaa maanta hortagay Golaha baarlamaanka oo fadhi ku leh xarunta golaha shacbiga ee magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha ayaa baarlamaanka hortooda ka sharaxi doono go'aanka ay xukuumaddu ka qaadatay heshiisyo horay loola galay shirkado dhowr ah oo dalka ka howl galayay dalka, iyadoo shirkadahaasi uu Baarlamaanku ay su'aalo ka weydiiyeen xukuumadda, waxana laga doonayaa inuu jawaabo ka bixiyo arrimahaasi.

Md. Farmaajo ayaa ugu Baarlamaanka in ay tixgeliyaan shaqada ay xukuumaddu qabatay ee ku saabsan Saracen oo ahayd arrin markaasi taagan, xukuumaddu waxay burburisay heshiiska shirkadda, waxayna ku amartay in ay dalka ka baxdo, isagoo sheegay Ra’iisulwasaaraha in xukuumaddu ay wali waddo baaritano ku saabsan shirkadha kale.

"Uruurin ayaan ku samaynay fariimihii aan kari karnay inaan ururinno, maanta ayaana horgeyn doonaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, si ay wax uga ogaadaan heshiisyadaas," ayuu yiri ra'iisul wasaare Maxamed Farmaajo.

Ra'iisul wasaaraha ayaa sheegay in kulan ay golaha wasiirradu yeesheen ay ku joojiyeen heshiiskii lala galay shirkadda Saracen Intertional, taasoo uu sheegay in howsheeda aysan wax dan ah ugu jirin dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Yes working hard to choose between Spain or France as the next travel destiny.... in the travel agency government.
Dude farmaajo is one of the few ministers in the goverment who is truly working for the people.

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Prime minister farmaajo working hard as usual

Postby kambuli » Sun Jan 30, 2011 10:48 am

Kan Emperior la baxay waxaan ka baqayaa in wadnuhu istaago haddii uu maqlo Somalia wax san baa ka dhacay :?

Waar why are you so negative..Nolosha ku ure :down:

There is no Ictiraaf miyaa haddii ay Somalia hagaagto :?:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Prime minister farmaajo working hard as usual

Postby The_Emperior5 » Sun Jan 30, 2011 10:52 am

Kan Emperior la baxay waxaan ka baqayaa in wadnuhu istaago haddii uu maqlo Somalia wax san baa ka dhacay :?

Waar why are you so negative..Nolosha ku ure :down:

There is no Ictiraaf miyaa haddii ay Somalia hagaagto :?:

war wanaagsan eeh alshabaab sameyaan ooo dhulka ka taliya waan sheega laakin anigu ma aminsani TFG ba wax kheyr ah keenaya , kambuli,,, barlamaanki somalia saaka sh dalxiis ba kala diray marka kan farmaajo barlamaanka wuxu ka doonay ba iga yaabisay :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 68 guests