Xarfaan reer mudug ah aa cunugiis iskool islaami ah geeyey ka dib macalinkii ayaa cunaga haay kari waaye
wax ayuu bari waaye madax adeegiisa..macalinki markoo yaabey oo dhahay aabahaa ii keen
odaygii baa iskoolka imaadey markaaso macalinki ku dhahay"Adeer wiilkaga waxba ma bari karno wax ma fahmo maskax faluuq oo qabaa"
odaygii baa macalinki beryay oo dhahay ina adeerow wiilka wa fariidee wax ii bar oo iskoolka haka burin ..macalinka baa dhahay " hal suaal ayaan weydiina hadi ka jawaabo wa joogaa cunugaaga" odaygi ba yiri raali baan ka ahay..macalinki baa cunuga waydiiyey " waxaad sheegta hal nabi magaciis oo nabiyaasha ilaahey soo diray ka mid ah" cunugii ba soo booday oo dhahay" Nabi fircoon" odaygii ba soo booday oo dhahay " Caleyhi salaam"
