Postby DR-YALAXOOW » Tue Feb 01, 2011 3:24 pm
he was not JAAJUUUS, he was one of highest leaders of AL KHAWAARIJI AL SHABAAB, axmed keeyse from SOMALILAND is killed because of power strugle between al shabaabul shayaadiiin.
AXMED KEEYSE a isaaaq from hargeysa he was one of top killers of al shabaab terrorist organasation, HE WAS KILLED only because deathly power struggle betweeen khawaairji killers al shabaab.
they accussed him of been spy but this is bulshit because.
al shabaab waxay yiraahdeen AXMED KEEYSE wuxuu CIA u jaajuusayey nimankii argagaxsada ajnabiga ahaa ee qarxiyey safaarada mareykanka ee keenya sida SAALAX AL NABHAANI. WAAD LA socotaaan AMERICA WAXAY mar hore dishey terrorist SAALAX NABHAANI iyo ragg kale ka danbeeyey qarixiii safaarada mareykanka ee keenya.
marka haddiii ay runtahay AXMED KEEYSE wuxuu jaajuusayey SAALAX NABHAANIGII BAKHTIYEY, markaaa AXMED KEEYSE markii saalax nabhaan la diley ayuu iska tagi lahaa ee uu somaliland ku laaban lahaa waayo missionkiisii jaajuusnimo ee aheeyd inuu soo sheego saalax nabhaani wuuu gutey.
taaas kaliya ayaa ku tuseysa al shabaab inay been sheegayaan waayo AXMED KEEYSE mogadishu iyo kismaayo ayuu iska joogey dilkii saalax nabhaani ka dib, taas kaliya ayaaa ku tuseysa AXMED KEEYSE IN LAGU BEEN ABUURTEY sababta loo dileyna ay tahay XUKUN AY KU DIRIR SAN YIHIIIN KUFAARTA AL SHABAAB.
SHEEYDAAN AXMED KEEYSE NAARUL JAHANAM ALLAHA KA WARAABSHEE WUXUU AHAA RAGGA fuliya dilalka qorsheeysan ee al shabaab fulin jireen oo ay dadka xaqdaro ku dili jireen, axmed keeyse ilaaheey wuxuuu dhaxalsiiyey in isagiina xaqdaro lagu dilo sidiii uu isaga dadja xaqdaro u dili jirey.
axmed keeyse waxay is dagaaleeen DABOOLE AXMED GODANE oo ay isaaq isla ahaayeen sidaaas ayaana loo diley , ilaaheey waxaan uga baryeynaa mooryaan AXMED KEEYSE FROM ISAAQLAND INUU NAARTISIII JAHANAM KA WARAABSHO AAMIIN AAMIIN