Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Postby udun » Wed Feb 02, 2011 10:18 am

Wilaayaadka Islaamigaa Ayaa Kolanyo Baabuura Oo Calanka Towxiidku Ka Babanayo Oo Caawimaad Sida U Diray Gobalka Hiiraan Iyo Shabelle, WFP Iyo Wadaad Xumo Ishaa Macalin Ah (DAAWO)

ilaa toban baabuur oo xamuul ah islamarklaana sida raashin kala duwan sida Galay, Bur, iyo Saliid, oo ay gudiga gurmadka abaaraha ee Xarakatu Shabaabul Mujaahidiinta ay direen ayaa maantay u amba baxay gobolada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan oo kamid ah gobolada ay kajiraan abaaraha xoogan ee saameeyaya dadka iyo duunyada si loo gaarsiiyo dadka dhibaataysan ee ay abaaruhu saameeyeen.
Gaadiidkaan ay saaraayeen raashinka gurmadkaa ayaa waxay si toos ah maantay ugu amba bexeen goboladii ay gurmadka u sideen,iyaga oo ay kadul babanayaan Raayada tooxiidka.

Sh Jaamac Cabdi salaan oo xubin ka ah gudiga gurmadka abaaraha ayaa isna waxa uu ugu baaqay shacabka soomaliyeed in ay sii wadaan gurmad ay u fidinayaan walaalohooda dhibaateysan.


Sheekh Suldaan Maxamed Aala Maxamed oo ah madaxa maktabka diiwaanka sakawaadka ee xarakada mujaahidiinta al shabaab ahna madaxa gudiga gurmadka abaaraha oo lahadlay warbaahinta wax yar kahor inta aysan ambabixin gaadiidka gurmadka waday ayaa waxa uu kawar raashinkaan gurmadka ee ay maantay direen isagoona carabaabay in raashinka uu gaarayo ilaa afar kun oo kiish marka la isku daro galayda iyo burka saliiduna ay gaareyso sadex boqol todobaatan iyo shan jirgaan.

Sh Suldaan Maxamed Aala Maxamed ayaa sidoo kale wax uu sharaxaad kabixiyay inta kiisha iyo saliid gobol walba loogu talagalay in lagaarsiiyo iyo inta dad loogu talo galay in ay kafaa iidaystaan raashinkaasi gurmadkaa, isagoona shaaca kaqaaday in raashinkaan uu yahay kii laga aruuriyay shacabka soomaliyeed.

Madaxa gudiga gurmadka abaaraha Sheekh Suldaan ayaa sidoo kale waxa uu kula dardaarmay dadka qaybin doona raashinkaan gurmadkaa in dadka aysan kudhibin siinta raashinka dadkana aysan karaamada kaqaadin sida looga bartay hay ‘adaha.

Aala Maxamed ayaa dhanka kale wax uu shaaciyay in ay jiraan dad kudhibaataysan deegaanada ay dowladu kataliso,isagoona kubaaqay in laga hor wareego gudiga gurmadka si ay ugaarsiiyaan gurmad dadka dhibaatadu heesato.


Source: http://somalimidnimo.com/2011/02/02/wil ... -ah-daawo/
Last edited by udun on Wed Feb 02, 2011 10:27 am, edited 3 times in total.

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Al-Shabaab challenges the WFP and other UN agencies

Postby Coeus » Wed Feb 02, 2011 10:21 am

Image

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Al-Shabaab challenges the WFP and other UN agencies

Postby udun » Wed Feb 02, 2011 10:24 am

The TFG needs to do the same thing in all areas in its control. All other Somali entities should also demonstrate their concern towards the suffering in Somalia, victims of drought, lack of jobs, proper healthcare, and the insecurity problem.

Let us get real here despite Al-Shabaab's shortcomings in certain areas, their support to the poor and defenseless masses in Somalia and their record of challenging the status quo is obvious. If they leave today, what remains obvious and their legacy is the rejection of foreign managed hand-outs. That is a record that no one will be ble to deny. What is clear to all of us is WFP is not a solution to us but we can do it our own.
Last edited by udun on Wed Feb 02, 2011 10:25 am, edited 1 time in total.

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12261
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Al-Shabaab challenges the WFP and other UN agencies

Postby XimanJaale » Wed Feb 02, 2011 10:25 am

udun wrote:The TFG needs to do the same thing in all areas in its control. All other Somali entities should also demonstrate their concern towards the suffering in Somalia, victims of drought, lack of jobs, proper healthcare, and the insecurity problem.

Let us get real here despite Al-Shabaab's shortcomings in certain areas, their support to the poor and defenseless masses in Somalia and their record of challenging the status quo is obvious. If they leave today, what remains obvious and their legacy is the rejection of foreign managed hand-outs. That is a record that no one will be ble to deny.


I suggest you to go to this viewtopic.php?f=18&t=267813

don't ignore!!!

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Postby udun » Wed Feb 02, 2011 10:30 am

Ximanjaale, I have stated they have shortcomings and the one you posted could be one of them.

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12261
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Postby XimanJaale » Wed Feb 02, 2011 10:33 am

udun wrote:Ximanjaale, I have stated they have shortcomings and the one you posted could be one of them.


Saxib, Al-Shabaab have no values, they are obstacles created by gaalo and fat rich arabs to destabilse the GOVERNMENT, if they were indepedent they would had accepted the governments plea of dialogue, these munafiqs have no agenda for greater Somalia. We shouldn't highlight their farce developments rather higlight their punishment and unjust rule.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13691
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Postby DR-YALAXOOW » Wed Feb 02, 2011 11:09 am

this proboganda pictures are from cunno ay al shabaab ka soo bililieysteen ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada mogadishu. suuqa bakaaraha iyo suuqyada kale ee ku yaala dhulka ay xooga ku heeysato khawaarijta al shabaab waxaa kala maalin waliba GAWAARI waaweeyn ee sida cunto nooocyo kala duwan ah.

al shabaab ilaa 10 GAAARI ee u socdey ganacsato ayey BILILIQEYSTEEN ka dibna calanka madooow ka sureen si ay PROBOGAANDADA khawaarijta websideyadooda ugu soo bandhigaan,

sida aad la socotaan xoolo dhaqatada ku nool dhulka ay khawaarijta al shabaab maamulayaan xitaa waxay bilaabeen inay ka qaxaan sababtoo ah waxay al shabaab soo rogeen CANSHUUR aan waligeed la arag, ninka xoolo dhaqatada ah waa inuu xoolihiisa haddii leeyahay 20 geel ah waa inuuu 10 ka mid ah siiyaa al shabaab.

xoolo dhaqatadii badankooda waxay u qaxeen keymaha ay al shabaab gaarin qaarka gudaha ethiopia. ama dhulka aysan al shababa maamulin.

waxaa wax lagu qoslo ah sawiradan al shabaab ay websikooda ku soo bandhigeen inaysan SAWIRKA jawaanada cuntada ku jiraan ku dal sawiran ee ah CALANKA MAREYKANKA aysan tusin waayo CUNTDAN waxaaa wadanka keenay ganacsato somaliyeed qaarna kalena waxaa deeq ahaan u bixiyey WFP. waxa kaliya ay al shabaab sameeysay waa inay GAWAARI WAAWEEYN xoog ku soo kaxeeyaan oo ay sawiraan , waana iska cadahay cuntadan 10ka gaari waxay u socotaa ciidamada al shabaabul shayaadiin ee jooga gobolada jubooyinka iyo bay and bakool.

al shabaabul khawaariji allaha umadda ka hor leexiyo shayaadiinta. amiin amiin

User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Postby tightrope » Wed Feb 02, 2011 11:11 am

XimanJaale wrote:
udun wrote:Ximanjaale, I have stated they have shortcomings and the one you posted could be one of them.


Saxib, Al-Shabaab have no values, they are obstacles created by gaalo and fat rich arabs to destabilse the GOVERNMENT, if they were indepedent they would had accepted the governments plea of dialogue, these munafiqs have no agenda for greater Somalia. We shouldn't highlight their farce developments rather higlight their punishment and unjust rule.


EXACTLY!

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Postby udun » Wed Feb 02, 2011 11:20 am

DR-YALAXOOW wrote:this proboganda pictures are from cunno ay al shabaab ka soo bililieysteen ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada mogadishu. suuqa bakaaraha iyo suuqyada kale ee ku yaala dhulka ay xooga ku heeysato khawaarijta al shabaab waxaa kala maalin waliba GAWAARI waaweeyn ee sida cunto nooocyo kala duwan ah.

al shabaab ilaa 10 GAAARI ee u socdey ganacsato ayey BILILIQEYSTEEN ka dibna calanka madooow ka sureen si ay PROBOGAANDADA khawaarijta websideyadooda ugu soo bandhigaan,

sida aad la socotaan xoolo dhaqatada ku nool dhulka ay khawaarijta al shabaab maamulayaan xitaa waxay bilaabeen inay ka qaxaan sababtoo ah waxay al shabaab soo rogeen CANSHUUR aan waligeed la arag, ninka xoolo dhaqatada ah waa inuu xoolihiisa haddii leeyahay 20 geel ah waa inuuu 10 ka mid ah siiyaa al shabaab.

xoolo dhaqatadii badankooda waxay u qaxeen keymaha ay al shabaab gaarin qaarka gudaha ethiopia. ama dhulka aysan al shababa maamulin.

waxaa wax lagu qoslo ah sawiradan al shabaab ay websikooda ku soo bandhigeen inaysan SAWIRKA jawaanada cuntada ku jiraan ku dal sawiran ee ah CALANKA MAREYKANKA aysan tusin waayo CUNTDAN waxaaa wadanka keenay ganacsato somaliyeed qaarna kalena waxaa deeq ahaan u bixiyey WFP. waxa kaliya ay al shabaab sameeysay waa inay GAWAARI WAAWEEYN xoog ku soo kaxeeyaan oo ay sawiraan , waana iska cadahay cuntadan 10ka gaari waxay u socotaa ciidamada al shabaabul shayaadiin ee jooga gobolada jubooyinka iyo bay and bakool.

al shabaabul khawaariji allaha umadda ka hor leexiyo shayaadiinta. amiin amiin



DR-YALAXOOW, is somalimidnimo.com an Al-Shabaab website? :shock: That is something that I did not know but please confirm it.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13691
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Al-Shabaab challenges WFP and other UN agencies

Postby DR-YALAXOOW » Wed Feb 02, 2011 5:37 pm

yes SOMALIMIDNIMO AND somalimemo both are al shabaab OWN websides, they are own by al shabaab members, one who owns somalimidnimo is FROM PUNTILAND former ABDULAAHI YUUSUF supporter who turn in to al shabaabist because of CUQDAD QABIIIL, and other somalimemo is abroad and its own by AL SHABAABIST who are living abroad.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 44 guests