
Ahmed Keyse, waa ninkii alshabaab mar dhow ee dileen ayagoo ku sheegay inuu ahaa jaajuus u shaqeen jiray sirdoonka Mareykanka.
Ahmed Keyse waxaa lagu tuhmay jaajuusnimo. Waxaana maxkamad lasoo saaray labo sano ka kadib markii lagu tuhmay jaajuusnimo waa sidee sheegeen alshabaab militia.
Waxaa is dhihi karaa markii hore ee qabteen waxaa lagu tuhmay inuu ictisaam ka mid yahay oo cabsi weyn laga qabay inee ictisaam markale kala eryaan mujaahidiinta sidee u kala eryeen 1990′s. Markasto alshabaab waxey u arkeen nin ictisaam xiriir la leh ama kamid ah inuu cadow yahay, jaajuusna yahay. Aniga makala garanaayo waxaa u dhaxeeyo wadaadadaan laakiin baryihii ugu dambeeyay waxaa siiyay waqti aan bal ku fiiriyo waxyaalaha ee isku heeystaan. Waxaa ii soo baxdey inuu Ahmed Keyse Ahaa target ama la ilaalsanaaye inteena kusoo eedeeynin dambe alshabaab.
Ahmed Keyse Jaajuusnimada lagu soo eedeeyay waa inuu lalahaa Ictisaam Xiriir joogta ah?
Sida muuqato codkii ee soo sii daayeen alshabaab ayaa u muuqatay hadafka kaliya laga lahaa cajalkaas in lagu weeraro qolooyinka Ictisaam la dhaho. Ahmed Keyse oo aad u dhibaan. Dhibaato badana kala soo kulmay 735 bari ee heeysteen, oo kacodsadey inee dilaan ama iska sii daayaan. Laakiin waxaa laga aqbalay in la dilo. Laakiin sharuudo ayaa la hor dhigay… sharuudadaas waa inuu qirto dambiyada ee kusoo eedeeyeen alshabaab.
AHMED KEYSE KU FARAXSAN IN LA DILO UU DAAWO…. AHMED KEYSE ALLAH KU NAXARIISTO MOORYAANTII WEY KU DILEEN.
Ahmed keyse oo aad u faraxsana kana muuqatay geesinimo, ayaa qosol la dhacay. Allah akbar Ahmed Keyse waxaa ku dilay ciyaal facali.
Ugu dambeeyntii waxaa ku leenahay ALshabaab, dila waxaa dili kartaan, dhaca waxaa dhici kartaan. ku qaraabta diinta Islaamka, Walaahi waa nila soo afjari doonaa soon inshallah…
Fitino ayaa tihiin.. Hiil iyo hoona malihidiin….. Walaahi nin iga jecel diinta islaamka in laga dhiso majiro. Nin iga jecel majiro in AMisom dhulkeena laga saaro majiro. Laakiin mooryaantaan diinta ku qaraabaneeyso ayaan aad u karaahsadey. Waxaa maqli jiray ninka haduu mar naf muslim dilo, haka sugin hanuun iyo naxaariis….. alshabaabna waxaa u badan mooryaantaas. Allah hanaga qabto arintaas…



