Page 1 of 1

20 civilian hurt in mogadisho grenede attack last night

Posted: Thu Feb 10, 2011 1:05 am
by zaahidun
20 qof ayaa ku dhaawacmay 2 grenede attack in wadajir , one was in buula xuuxey market ,another one was attacked in buula xubey street , ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay
yaad is leedahay wey ka danbeeyaan qaraxyada noocaan oo kale ee shacabka lagu ugaarsado :-
alshabaab TFG mercineries amison ?
isla dagmada ku dhagan ee dharkeynley waxaa lagu weeraray ciidama dowlada oo 3 laga dhaawacay
sow uma eka in dad kale meesha ka shaqeynayaan la rabo in laysku sii baabi'yo shacabka .

Re: 20 civilian hurt in mogadisho grenede attack last night

Posted: Thu Feb 10, 2011 1:21 am
by zaahidun
aniga hadaan fikirkeyga ku darsado waxaan filaa iney dadkaas laayeen calooshood ushaqeystayaal maxaa yeelay 2 qarax ee shacabka lagu baabi'e wexey dheceen markii qarax police lala beegsaday 3na laga dhaawacay ,wexeyna rabaan ineey dhahaan waxaa geystay alshabaab oo horeyba ugu weerartay ciidanka ama ciidanka ayaa aargudsi usameeyay umana filaayo in laa dhinac sameeyeen ,dad ayaa shacabkan islaayaya ka faaideysanaya ayaan is leeyahay ,allaana og xaqiiqda

Re: 20 civilian hurt in mogadisho grenede attack last night

Posted: Thu Feb 10, 2011 7:34 am
by Khalid Ali
As long. As the bantus are there. People will get hurt