Page 1 of 1

Bushkuleyti iyo Xalimo- Sheeko run ah oo mucjiso daaftay.

Posted: Tue Feb 15, 2011 8:12 pm
by XimanJaale
Waa arin mucjiso ah. Waxaan maanta indha ku arkay. Gabdh aan ku qiyasay 25 jir ah oo qabto garan yar oo rajabeto uu eeg, iyo surwal aad iyo aad uu yar, waxa la arki qaray fooda naaska oo soo taagan iyo muqaalka barideda. Ayadha oo bushkuleyti wadeyso jidka ku yaal xaafad Somalida ku badan yihin ee dalka ingriska. Markaas baa shacabka soomaliyeed yaab la amuusen, inyar ka bacdi waxay gabdha noqotay gabarta niin wadaad ah dhalay. :o Reer Somnetoo, maxaa la yabten? Gabdha qofka dhalay? Gabdha indho adeegeda? Mise adiga isla yaabtay? Jawabtada waxay keeni karta fowdo ee wa iga degniin.

Re: Bushkuleyti iyo Xalimo- Sheeko run ah oo mucjiso daaftay

Posted: Tue Feb 15, 2011 8:18 pm
by SultanOrder
Daddy gave her no love
so she had no choice but to get him back
get him back the best way
she knew how

Re: Bushkuleyti iyo Xalimo- Sheeko run ah oo mucjiso daaftay

Posted: Tue Feb 15, 2011 8:24 pm
by MujahidAishah
Waar ximan this is a previie topic is for you dusty po defo Coeus and maybe sameeyer :lol: :up:

Im sure one of u would cme up with an answer