Page 1 of 4

Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to gedo

Posted: Wed Feb 16, 2011 7:08 am
by The_Emperior5
Ahlu Sunna iyo ciidamo Ethiopian ah oo ku wajahan qeybo ka mid ah Gedo

Dooloow :(Sh. M. Network) Ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo garabsanaya kuwa Ethiopian ah ayaa la sheegay in ay ku wajahanyihiin islamarkaana ay dagaal kala hortagi rabaan ciidamada Xarakada Al Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolkaasi.

Wararka laga helayo degmada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka wadaan halkaasi ciidamo isugu jira Soomaali iyo Ethiopian islamarkaana ay kusoo wajahanyihiin dhinaca magaalooyinka Baladxaawo iyo Luuq ee isla gobolkaasi.

Wararka ayaa intaasi raacinaya in ciidamadaani Ethiopian-ka ee maanta soo galay degmada Dooloow ay kaa bayaan ciidamo ka tirsan kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca oo mudooyinka dambe dhaq dhaqaqyo ciidan ka waday degmada Dooloow ee gobolka Gedo.

Mid ka mid ah dadka ku nool degmada Dooloow oo la hadlay warqabadka Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in gudaha magaaladaasi lagu arkayo gaadiid farabadan oo ay wataan saraakiisha Ciidaamda Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidamada Ethiopian-ka ee maanta halkaasi gaaray.

Dhinaca kale Afhayeenka ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Gedo Sheekh C/waaxid ayaa waxaa uu Shabelle u xaqiijiyay in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka wadaan gobolka Gedo islamarkaaana ay kusoo wajahanyihiin sida uu tilmaamay degmooyinka gobolka oo ay Maamulaan Al Shabaab, hase ahaatee waxaa uu meesha kasaaray in ay kaa bayaan ciidamo Ethiopian-ah.

Sidoo kale degmooyinka Luuq iyo Baladxaawo ayaa waxaa iyana dhaq dhaqaaqyo ciidan ka bilaabay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, waxaana dadka ku sugan halkaasi ay sheegeen in Ciidamada Shabaab la’isugu keenay goob banaan ah oo ku taala maagalada Baladxaawo ee gobolka Gedo.

Waxaa xiligaan cabsi ay isla soo daristay dadkii danyarta ahaa ee ku noolaa gobolka Gedo kuwaasi oo ka baqdin qaba dagaal dhexmara Al Shabaab iyo saraakiisha Ahlu Sunna ee garabsanaya ciidamada Ethiopian-ka ah

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 9:21 am
by Murax
As much as I hate Al-Kelaab I will never support this. Before it was Reer Gedood troops Vs Shishkabab so I supported kacdoonka Reer Gedo to rid themselves of Shishkabab. Xabashi, I cannot support no matter what :down: :x

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 9:31 am
by Kukri
Its no longer acceptable to dismiss Ethiopia as the "enemy" while al-shabaab hold the country and its people hostages. Ethiopia is our neighbour and our brothers and the longer lawlesness continues in the south the less suport people will have, and soon or later something will have to give. There are things much worser than an ethiopian, like famine and been destitute for over 20 years with no hope in sight.
Ogadenia is already embracing Ethiopia and are working with the government and Somalia should choose between, working with Ethiopia or lawlessness.

To the people in the South, give Ethiopia a chance.

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 10:01 am
by grandpakhalif
Allahuakbar, we will fight them and cleanse them from our lands indeed we love jihad :up:

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 10:03 am
by abdisamad3
oh man this is sad news for me..
my mom is in beledxawo. :(
why cant we just have peace..markasto ma xabashi iyo balayo uun baa dalka qasi. :down:

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 10:07 am
by Oxidant
These Ethiopians will be defeated like they were in 2006. They have been rejected from Somalia before and will be rejected from Somalia again. They don't even have support from Somalis in the Ogaden yet alone in Somalia.

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 10:48 am
by Cali_Gaab
:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 10:52 am
by Murax
^^

You qaad addicted midget, what are You clapping about. Did the qaad just arrive at Your local marafiish?

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 10:55 am
by Cali_Gaab
This is a positive thing man, i'm sick and tired of Al Shabaab. Ethiopian troops stationed in Gedo should do the job :up:
They will help you.

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 11:24 am
by qoraxeey
Axmaaro will get killed

uffeey .. now everybody will be pro-al.shabab

lol no axmaaro in Gedo ama Somalia at all :down: thats disgusting .. their HIV/AIDS troops/soldiers can go home

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 11:29 am
by AhlulbaytSoldier
The worshippers of Jeylaani will never succeed. Pls kuwaasi hala gowraco.
Also the khawaarij should be beheaded.

No winners, no losers :up:

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 11:30 am
by The_Emperior5
Axmaaro will get killed

uffeey .. now everybody will be pro-al.shabab

lol no axmaaro in Gedo ama Somalia at all :down: thats disgusting .. their HIV/AIDS troops/soldiers can go home

Long live the Amiir :up: :D

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 11:31 am
by qoraxeey
Long live the Amiir :up: :D

:|

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 11:35 am
by ciyaal_warta
Ethiopians are worse than alkelaaaaaab i would rather have a crazy somali control me than habashi or foreigner :down: :down:

Re: Ethiopian troops and ahlusuna forces on their way to ged

Posted: Wed Feb 16, 2011 11:36 am
by The_Emperior5
Long live the Amiir :up: :D

:|
The Amiir will protect your from xabashis badhi huuraale is welcoming the xabashis

Support the Amiir :up: