Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby zaahidun » Thu Feb 17, 2011 3:19 am

waxaan aragnaa in reer galbeedku ey baraan caruurtooda sida wax loo aqriyo waxbarashada loogu dadaalo marka eey yaryihin,waxaad ku arkeysa cuniga isagoo bus wax ku aqrinaayo ,hooyadiis ayeey galabtii homework ka saacidii ,aabihii wa boogaag ayuu guri mar walba keenayaa si u u aqristo , isbuuciiba mar ayeey library wada aadayaan cunuga waxbuu aqninaa ,walidkiisa sidoo kale , anaga lakin siden nahay , aabo khaat ayuu iska cunayaa ,ama fadhi ku dirir ayuu ku jiraa ,hooyada wexey ka shqeysaa shaqooyin iska danyar ,gabalka markuu dhaca ayaa guriga layskugu yimaadaa ,ilmihii wax caawinayo ma jiraan homework ayaa ka tirabato ilaa uu wax barashada naco . anagoo islaam ah oo diinteena suurada ugu horeysay eey eheyd (iqra) wax barasho . mushkilada halkeey kasocotaa ,mana badali karaa xaalkan?

zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby zaahidun » Thu Feb 17, 2011 3:53 am

imisa buug ayaad sanadkii soo gadataa ,university ardada soomalida library magalaan ,maxaa noo diiday inaan wax aqrino.

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby HELWAA » Thu Feb 17, 2011 4:38 am

Mushkiladu waa ninka, ilaahy ninka ayuu masuuliyada guriga saarey.Ninku hadu reerkiisa daayaco oo hagiy waaye ma awlaad ba hagaageysa.Ta labaad, badanka soomalidu caruurtooda ma dhiiri galiyaan, taana waxa ugu wacan, haduu waalidka wax so baran barashada xoog ma saareyo.Ilmu kasta waalidka oo maclin ah...hadii adigu role model wanaagsan oo noqon waydid lagama yaabo iney dadaalan.Maqaadirtuna wa halkeeda.

User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby LiquidHYDROGEN » Thu Feb 17, 2011 4:52 am

I'm confused. Do you mean "reer Galbeed" as in gaalo westerners or reer galbeed Somalis? If it's gaaloda, it's because they have a different culture to us. They have an academic culture which they cultivated for thousands of years, while somalis (who were predominantly nomads) only heard about stuff like Mathematics and Science recently. It's true we need to be a more academically orientated society like the indians and east asians. Parents have to constantly be aware of their childrens eductaion and also help them when studying.

BTW, don't pin this on the man. The mother has just as much, if not more, responsiblity in her children's education as the father. So many children who had potential turn out to be wastes because of bad mothers and absent fathers. Parenting takes two. If gaalo single mothers can get children who achieve academically, why can't somalis with two parents? :down:

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby udun » Thu Feb 17, 2011 4:53 am

Mushkiladu waa ninka, ilaahy ninka ayuu masuuliyada guriga saarey.Ninku hadu reerkiisa daayaco oo hagiy waaye ma awlaad ba hagaageysa.Ta labaad, badanka soomalidu caruurtooda ma dhiiri galiyaan, taana waxa ugu wacan, haduu waalidka wax so baran barashada xoog ma saareyo.Ilmu kasta waalidka oo maclin ah...hadii adigu role model wanaagsan oo noqon waydid lagama yaabo iney dadaalan.Maqaadirtuna wa halkeeda.
True. Majooratiga Soomaalida qurbaha ku nool waxaad arkaysaa in aabuhu ka maqan yahay masuuliyadii saarnayd hooyaduna la daala dhacaynayso 5 carruur ah iyo ka badan oo ay koriso.

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby HELWAA » Thu Feb 17, 2011 12:57 pm

^^ Markey naagto calaacal biloodana ee tidhaah i caawi, intu cararo bu carabaha kaga so baxsada iyo meel baas oo isaguna ku raaxeysta urup.Hadii aanu rabin inu ciyaalka masuulidooda qaado bal muxu oo dhalayey tolow :down:

User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby Abdihaliim » Thu Feb 17, 2011 1:01 pm

Image

zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby zaahidun » Fri Feb 18, 2011 12:25 am

runtii waa arrin u baahan in laga fakaro loona raadiyo xal ,lana ogaado dhamaan sababaha keenay dhibtan ,iyo sida looga gudbi lahaa .anagon eedeynin midkeen midka kale dareenana dadkeena meeshuu dunida ka joogo example ukeeno dad sidoonoo kala ahaa , sidey uxaliyeena noo raaciyisaan, waan ogahay dad badan oo cilmi leh iney snet ku jiraan
sababaha waxaa lagu sheegaa iney ka mid tahay sida waalidka oon qiimeyn cilmiga iyo wax aqrinta , dhanka dhaqaale , bulshada lagu dhax noolyahay . waxaan ubaahan nahay dadaal dheeri ah dhanka inta yar ee wax baratay si dadka waxbarashada loo jecleysiiyo , loo furo ardada meelo caruurta iskuulada lagaga caawiyo , tartama cilmiyeed loo suubiyo cidii guuleysatana abaalmarino fiican lasiiyo , walidiinta ineysan ka fikirin ilmaha jirkiisa bas eey ka fakaraan sidii maskaxdiisa loo train gareyn lahaa , walidiinta in loo suubiyo seminar lacag la,aan ah laguna baro waajibaadka saaran iyo dhibta haysato sidii balance loogu suubin lahaa . wixii ziyaado ah walaalahan u daayay runtii waa arin muhiim ah in laga doodana astaahisho si wax un looga badalo lifestyle soomalida qaasatan kuwa qurbaha jooga ,ayagaa ah inta soomaliya eey fiirsaneyso isna leedahay hadey soo laabtaan wadanka wax bey u qaban karaan .

zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby zaahidun » Fri Feb 18, 2011 2:16 am

sidee caruurtaada u jecleysiin kartaa aqrinta ?
maqaal qoraaled ey suubisay ururka horumarinta bulshada sanadkii 2003 ayeey wexey sheegtay in europians eey aqiyaan 8book sanadkii celcelis ahaa meesha soomalidena aan xitaa 20 sadar aanan aqrin sanadkii celcelis. hababka la isticmaalo si loogu dhiira galiyo caruurta aqrinta
1: cod dheer in loogu aqriyo ilmaha sheekooyin ama buugaag qisooyin leh oo gaagaaban xitaa markey aad u yar yihiin wexey ka caawinee dhanka maqalka iyo consentrationka
2: haduu cunaga wax aqrin karo walidka laa inuu ukeeno buug suuradiisa kore eey qurxan tahay , sawiro iyo midaba wanaagsan eey ku jiraan buuga
3:luqad eey caruurta fahmi karaan oo fududna uu ku qornaado.
4:qisada bilawgeeda ineey soo jiidato si uu usii wado aqrinta isagoo raadinaya meesha eey ku dhamaan doonto sheekadan macaan.
5:qisada iney ku dhamaato hab fiican ,kheyrka iyo wanaagana ka guuleysto xumaanta ( wanaag wadaha ineey guusha raacdo)
topic sheekada
1:in eey ka hadleyso wax caruurta jecelyihiin ama calaaqada reerka iyo caruurta
2:ujeedo toosan iney ku socoto sheekada ,waxna uu kafaaideyo ilmaha ,wax lagu dayankarana ah
3: ineysan noqon sheekada mid ilmaha walwal ama cabsi ama jinad jab ukeeneysa ama akhlaaqdiisa ka fasahaadineysa
da'da ilmaha
hadey 3 ka yaryihiin in sheekada aad u yaraato hadey 3-5 yihiin in xoogaa ka badan , 5sano qisada iney ahaato ilaa 10 daqiiqa oo kale 6 ilaa 15min,ilaa 1osano caruurta sheekooyinka noocaas wey ubaahan yihiin.

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby The_Patriot » Fri Feb 18, 2011 2:23 am

Ok its not reer galbeed but its more of other folks incomparison to Somalis.

I mean at least we are better than Jamaicans :lol: :lol: :lol:

Somalis are like that everywhere be it in Africa, middle east or the west they lag behind in academics.

But what is Education to begin with?

User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby qoraxeey » Fri Feb 18, 2011 6:32 am

Image

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
that was funny .LOOOOOL

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby ciyaal_warta » Fri Feb 18, 2011 10:53 am

نعيب زماننا والعيب فينا...وما لزماننا عيب سوانا...ونهجو ذا الزمان بغير ذنب...ولو نطق الزمان لنا هجانا :down: :down:

zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: maxey reer galbedku waxbarasha nooga fiicanyihin

Postby zaahidun » Mon Feb 21, 2011 2:09 am

نعيب زماننا والعيب فينا...وما لزماننا عيب سوانا...ونهجو ذا الزمان بغير ذنب...ولو نطق الزمان لنا هجانا :down: :down:
waa sax bro inaan hoseyno dhanka waxbarashada wey cadahay

إذا كنت تدري فتلك مصيبة وإن كنت لا تدري فالمصيبة أعظم
qof fikir cusub haya majiraa si ummadan duntay loo kaalmeeyo ama lacagta ceyrta ayaa lagu qanacsan yahay iyo niggars in lala shaqeysto


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 16 guests