Page 1 of 1

Boqolaal ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta oo tababaro loo s

Posted: Thu Feb 17, 2011 7:38 pm
by grandpakhalif
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa tababar usoo gaba gabeysay boqolaal kat irsan ciidamada Xisbada wilaayada Shabeelaha Hoose kuwaasi oo gacan weyn ka geysan doono sugidda amaanka iyo faridda Macruufka.




Munaasabad balaaran oo maanta lagu qabtay degmada Lafoole ee Shabeelaha Hoose ayna kasoo qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan Shabaabul Mujaahidiin oo uu kamid yahay sheekh Cali dheere Afhayeenka xarakada iyo mas'uuliyiin kale ayaa lagusoo

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Image