



Moderators: Moderators, Junior Moderators


















I have been to gabiley city so I have seen the road towards it but I haven't been further than that and I don't recognise this pic so I assumed it was further up.Hard to say I would guess towards Gabiley the city .is that road going towards hargeisa or towards jigjiga?I have driven down that very road pictured. Walahi the difference between rainy season and the jilal (dry season) is astonishing. One of the greatest blessings of Allah swt.

Waa mesha ugu magac fiican gayiga somaliyeed oo dhan ani ahaantay.The name of that town cracks me up : Allay baday![]()
![]()


ina adan, dhulka oogadu xiliga abaarta wa oomane iyo siigo, xiliga roobabkana waa wada dhiidhi marka sidaasa logu bixiyey allay-baday.Waa mesha ugu magac fiican gayiga somaliyeed oo dhan ani ahaantay.The name of that town cracks me up : Allay baday![]()
![]()
ALLAY BADAY



maya buur ma dego ee bann baan degnaa lkn beerahayagi aya halkaas ah.wayeel adigu buurooyinka galbeedka somaliland oo dhan maad taqana , ma buurahad dagi jirtay


somalidu dhulkay degan intiisa badan wa dhul fiican intaan ka ahayn gobolada dhexe. lkn biyaha ku yar ama waxay u baahan yihiin mashariic waa wayn o xaga biyaha ah.Wayeel
gartay
Somalidu berigii hore way necbaiyd dhulka carra madowga oo waxay jeclayen dhulkan carra caska
hadase waxay ogaden inay cara madowgu ka wax sosaar badanyahay.

It is Gabiley , wax walba way iska ga murantaa somalidu .




Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112, Theoneandonlyqurux and 17 guests