Page 1 of 1

BEELAHA SOMALIYEED WEY KASAREEYAAN SHARCIGA WADANKA CAJIIB!!

Posted: Mon Mar 07, 2011 8:31 am
by afisoone


Soomaaliyo habaarka naheeysto waxaa waaye waxaa jiro beelo Soomaaliyeed oo kasareeya Sharaciga wadanka iyo mida Islaamka. Hadii aan dilo qof, Ama la ii soo xiro sababo dambi baaris ah. Markasto Beesheeyda wey i difaaceeysaa. Dadka Soomalida waxaaba moodaa inee nolol ka dhigteen System ka xun xaarka aad musqusha la tagtaan.


Wiil wariya ayaa wareeystay inee yaqaanaan shaqsi ahaan Maxamed DHeere, Kuli qof yaqaan meesha kuma jirin Maxamed DHeere laakiin wuxuu kamid yahay Diintooda ayaga u gaarka ah ee qabiil. Weyna ku qasbanyihiin qofkasto qabiilkooda ah inee difaacaan ama dambi ha galo ama yuu galin...



How do we survive from this Tribalism?
By Eradicating these behaviour of tribalism by bringing different human being to the land of Somalia. That is the only way.... Somali people has to come minority in their own land. That is the only way we can destroy tribalism.
No one discuss in that meeting about why he was arrested because tribalism has no criminals but gangs who unite to survive despite everything one of their gang does..

That is an example of corruption
Wabilaahi tawfiiq..

Re: BEELAHA SOMALIYEED WEY KASAREEYAAN SHARCIGA WADANKA CAJI

Posted: Mon Mar 07, 2011 9:08 am
by DR-YALAXOOW
GAALGALE BOY afisyoone :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
i know you dont like muduloood :lol: :lol:

afisyoone qabiilkaaga GAALGALE and abgaal waa heshiyeen ee waraa foolxumo its time for peace. gaalgale can back to their land, whichs inside muduloodland-

Re: BEELAHA SOMALIYEED WEY KASAREEYAAN SHARCIGA WADANKA CAJI

Posted: Mon Mar 07, 2011 9:39 am
by afisoone
War aniga mudulood ma nebci ee threadka micnihiisa fahan. Qabiilkasto hadii qof laga xiro ee u qabqableeya shirar ayee qabanayaan.