Page 1 of 7

Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:24 pm
by ciyaal_warta
Image
FALIS ABDI vs IKRAAN CARAALEDOODA WAXAY DHAX TAAGAN TAHAY LABADA FANAAN EE WAA WAN EE FALIS CABDI ( FALIS WAAYAHA CUSUB ) IYO IRKAAN CARAALE MARKA WAA LA ISKA FAHAN SAN YAHAY NINKA LA ISKU HEESTO WAA SHIINE AQYAAR MARAK HEESO AYAA LA ISKU TIRIYAY OO MIDBA MIDA KALE KU TUURAYSO MARKA WAXAN KU HOR MARAYNAA TII IRAAN CARAALE EE AHEED ( GAADHSIIYA )
Ma ogtahay sidiibaan Geesigaan jeclaan
Inuu Guule igu simo gacmo kor u hayaa.
Ma ogtahay sibaan goor iyo AyaanGuriga uu ku nool yahay Naftu
gacan salaamaaye.
Bal inuu garwaqsadoSidii Caashaq ii
galay
Gasiinkiina iga jarayU
ga go’ay Hurdadaa.Ha gudoonsadee,
Geesigaan JeclaaGaarsiiya Idinkuna

............waa in ka mid ah heestii ikraan caraale bal dhanka kale ila eega
heestii GARAADLAY EE FALIS


Ma ogtahay Garaaadlaay, Geed miro ku yaalaa

Intuu baxay gun iyo baar, Gurashada diyaar u ah.

Mar hadaadan gaareen,Geeraar raqiisiyo

Rucla oradka raacdada ,waxba kuuma goysee.

Gucashada adoon badin,in aad dowga garataa

Armey kula gudboon tahay.

Gacal kaa daldoorsaday, guubaabo iyo Hees

Midna laguma gaaree,inta goori goortahay

daydayo Gayaankaa .

Guushiyo Ayaankuba ,Galad eebo weeyoo

Hadaan guulo ku qorin,si xun laguma goobee.

inta laba gayaan ah,guri yeeshay oo laday.

Kala goo,isleedahay guuleysan meyside

Guryo noqoshadoodiyo,Gacan dhaafka reeraha
Godob yaaney kugu noqon.

Gacal kaa daldoorsaday, guubaabo iyo Hees

Midna laguma gaaree,inta goori goortahay

daydayo Gayaankaa .




so far ikraan is down by 3-0 we are all waiting for ikraan response ..the next song is gona be interesting :lol: :lol:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:30 pm
by Keyse_0208
this Falis woman looks like a Doofaar saxiib :lol: :lol: :lol: :lol:

Image

Image

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:33 pm
by garoweboy
Keyse you defending your kin :?

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:34 pm
by GacanSareeye
Keyse, siigadaadu ninyahow waaba 3D hadii aad mugshots and close-up isticmaaleyside :lol:

i think ninyahow nairobi baa 'dsl' helay because i dont know why ikraan ciraale oo west joogtaa ayba u fiirineyso that dude who look like barely made it out of the ovan before he could be eaten for dinner

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:35 pm
by Keyse_0208
wtf, garowe boy none of these b'itches are related to me :D

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:36 pm
by garoweboy
I think Falis looks better then Ikraan tho
who agrees with me :lol:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:40 pm
by ciyaal_warta
this Falis woman looks like a Doofaar saxiib :lol: :lol: :lol: :lol:

Image

Image
waryaa stop injecting qabiil into ma thread...look @ lyrics falis song humiliated ikraaan....i cant wait when ikraan respond to this song :lol:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:41 pm
by ToughGong
stop injecting qabiil into ma thread.
Oo ma cidey yihiin baad kala taqaana

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:44 pm
by GacanSareeye
ciyaal, doesnt ikraan live in the west.

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:45 pm
by Keyse_0208
seemey, these faaraxs look everything through qabiil eyes, :lol:

im talking about their looks, they both average looking xaliimoos, 1 is skinny like size 0, ta kalana wey isku dhex dhacdey like a old trye :lol:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:45 pm
by ciyaal_warta
stop injecting qabiil into ma thread.
Oo ma cidey yihiin baad kala taqaana
all i know ikraan is HJ sxb ...keyse knows that that why he attacked falis :down: :down:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:46 pm
by mahdi01
Actually Fellis is hot, the first time I saw her was like ten years ago and every year she is getting hotter, she must got a different gene from other Xaliimos, isn’t Fellis shiine’s wife? :lol:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:47 pm
by GacanSareeye
so are you telling us that falis is habargidir :lol:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:48 pm
by Keyse_0208
all i know ikraan is HJ sxb ...keyse knows that that why he attacked falis
FAIL :lol: :lol: ciyaal warta, waad hurudaa walahi, ikran is HAWIYE u dumb ass faarax :lol:

Re: Falis cabdi vs Ikraan caraale LOL

Posted: Wed Mar 23, 2011 1:58 pm
by ciyaal_warta
ciyaal, doesnt ikraan live in the west.
i heard she and shiino aqyaar used to date then they broke up and he married falis..she gave a birth before 2 months ago...one of reasons ikraan join the fanka is to prove shiino aqyaar wrong..its all romours sxb

all i know ikraan is HJ sxb ...keyse knows that that why he attacked falis
FAIL :lol: :lol: ciyaal warta, waad hurudaa walahi, ikran is HAWIYE u dumb ass faarax :lol:
my qaldaan frenz must be wrong then ...they keep saying inanta habar jeclo :lol: :lol: :down: :down:

anyway ikraaan is being humialited in that song ..the score is 3-0 for falis :lol: :lol: