Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kenya invades Koonfuria & annex dhoobley

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Kenya invades Koonfuria & annex dhoobley

Postby AhlulbaytSoldier » Sun Apr 03, 2011 7:03 am

After amxaaro has annexed b/xaawo and some parts in gedo, Kenya is making their move by taking dhoobleey by force:
War deg deg: Ciidamada Kenya oo la wareegay Dhoobley

Dagaalo culus oo saaka barqadii ka qarxay Degmada Dhoobley ee ku dhow xuduuda Kenya ayaa waxaa gacan ku heynta degmadaas kula wareegay Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Raaskambooni ee uu hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe.

Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa ka duwanaa dagaaladii hore, iyadoo dagaalka maanta ahaa mid culus oo aan waxba la islula harin, waxaana markii hore uu ku bilowday madaafiic duqeyn ah, kadibna dagaal dhanka lugta ay dhowr jiho kaga qaadeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Raaskambooni.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada Shabaab dagaalka uga baxeen dhanka wada Qooqaani iyo Banka-Jiira, waxaana xaalada wali degmada ay tahay mid aan fadhin.

Dagaalka ayaa socday muddo afar saacadood oo xiriir ah, waxaana Afhayeen u hadlay Ciidamada Dowladda oo la yiraahdo G/lle Muxumed Faarax Dahir uu sheegay in degmada ay dhowr jiho la wareegeen abaarihii afarta barqanimo la wareegeen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dagaalada ay ka qeyb qaadanayeen Diyaarado Helicoptero ah iyo Taangiyo la rumeysan yahay inay Ciidamada Kenya ku taageerayaan kuwa Dowladda oo maalmihii u dambeeyay ku fashilmay inay qabsadaan degmada Dhoobley.Sidoo kale Afhayeen u hadlay Ururka Raaskambooni oo la yiraahdo Cabdi Kaafi Faarax ayaa isna sheegay in dagaalka ay ka wada qeyb qaateen iyaga iyo Ciidamada Dowladda, isla markaana ay dhowr jiho ka weerareen Shabaab.

Waxaa uu sheegtay in Hub fudud ay ku qabsadeen dagaalka, halka tiro uusan cadeyn oo dagaalyahano Shabaab dagaalka uga dileen, inkastoo aanu sheegin qasaare dhankiisa ka soo gaaray.
Dhaawacyada ilaa 14-ruux oo labada dhinac ee dagaalka ku qaaday Dhoobley ayaa loo qaaday dhanka Liboyo Kenya, oo ah meelihii ay ka duulaan tageen Ciidamada Dowladda oo dhinaca Kenya ah.

Al-Shabaab ayaa la wareegay degmada Dhoobley sanadkii 2009-kii Bishii October, kadib markii dagaal uga saareen Ciidamadii Axmed Madoobe, waxaana tan iyo mudadaas soconayay abaabul ciidan ay Kenya ku lug laheyd, kaas oo qorshihiisa ahaa deegaanada Jubooyinka, waxaana qorshahaas hada u muuqdaa mid bilow ah.

Degmada Dhoobley waa degmo Istiraatiijiyad dagaal, mid dhaqaale iyo isu socod u ah deegaanada Jubooyinka, iyadoo gacan ku heynta degmadaas ay muhiimad gaar ah u tahay dhanka Kismaayo oo cida heysata ay u fududahay inay kaga duulaan qaado.


Zoomalia wont make 2012 :lol:
:sland: :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 48 guests