Moderators: Moderators, Junior Moderators
Xijaab- Waajiblol@bandwagon of islamophobia. We all are for Xijaab, but when it comes to not knowing who you are dealing with, because you can't see thier face than we have an issue.
There is no proof that when the Diin speaks of Xijaab it means covering your face.
the whole point is to avoid dealing with random people, im sure if she is going somewhere alone where she needs to prove identity she takes off the part that hides her face, its easily removed you know. but what she dont want to be doing is deal with random people, you see those women wearing this do not want random guys coming up to them harrasing them like they do to white trash and even normal girls who choose to reviel their goodies in the public.lol@bandwagon of islamophobia. We all are for Xijaab, but when it comes to not knowing who you are dealing with, because you can't see thier face than we have an issue.
There is no proof that when the Diin speaks of Xijaab it means covering your face.
subxaana llaah ,niqabku ma ahan dhaqan carab waa shey diinta islaamka ka tirsan daliilka caaisha waxaa laga wariyay iney tiri xajka ayaan aadnay intan xajineynay markii raga nagu soo baxaana wajiga ayaan daboolaneynay ,xiligii dagaalka cali iyo mucaawiyana melo ayaa kuu sheegtay marka niqabku waa shey diinta ka tirsan .France belong to French. so they have every right on this planet this bann this arab culture clothe called niqaab
Dawlada faransiiska waan uga hambelyeyneynaa inay mamnuucaan maradan dhaqanka carabta ee foosha xun ee aan shaqo ku laheeyn ISLAAM.
Diinta islaamka waxay qabtaa qof islaam wadankeeda ka sooo tagey ee yimid wadan iyada aysan laheeyn sida FRANCE waa inay ixtiraamtaa sharciyada wadankaa ka jira .haddii aysan ixtiraami karin sharciga wadankaa ka jira waa inay si DEGDEG ah qofkaa wadankeeda ugu laabato
Viva la France
hadii la helayo gabar cilmigana taqaano kuna taqasustay looma baahno nin ilaa hadii la waayo maahee waana arinta eey gabdhaha muslimaadka ubaranayaan caafimaadka qeybahiisa , hadad ka healyso tayo tan daqtarka udhiganto dhaqtarad waa qalad inaad u tagto daqtar
war qofka markeey xanuunsan tahay waa ay ka baxayaan waxyaala aad ku qafiifteen ee ah ilaalinta dumarka meesha ay ka kaadiyaan.
hadii labo qofood oo masaajid kasoo baxday eey dilaan gaalo salaada masaajidka mala dhaafaa masaajidadana ma safety issue ayeey soo galayaan , gabadhaad aragtay ee siqaladka u isticmaalaysay niqaabka waxaa lagaaga baahnaa inaad waaniso xumaantaasna ka celiso ee ma ahan inaad gabar muslimad ah ceebteeda sheegsheegto .masuuliyada waanadana waa xil muslimiinta wada saaran ( wadakir fa ina dikraa tanfacul mu'miniin ) ( almuslimu axulmuslim ) .hadii gabdho walaalahaa waxeysan rabin lagu qasbayo waa inaad laxanuunsataa calal aqal ma ahan inaad ku faraxdoI honestly believe this banned is legit since it is safety issue. I also hope they implement the same law in Ohio. I was at the barber shop on Saturday and of these ninja was walking in front of me wallahi she was wearing tight skirt (Goono) and I could clearly see her kastuumo . This cunt had the audacity to wear face veil and still wear booty tight cloths.
Anigu waxan aminasanhay dadka indha shareerka xirto ineey yihiin tuugo wajiga qarsanaya.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 19 guests