Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby zaahidun » Mon Apr 11, 2011 3:20 am

dowlad France ayaa mamnuucday xiradasha xijaabka iskuulada dowlada dhaxdeeda , iyo xirashada niqaabka bulshada dhaxdeeda .
raisul wazaaraha dalka France ayaa sheegay in xirashada xijaabku ku yahay caqabad weyn bulshada France dhaxdeeda iyo isufurnashaha bulshaweynta dalkaas .
waxaa kaloo france eey ban gareysay marada yar ee yuhuudu xirato iyo calaamada saliibka eey christianka .
hadaba ban gareyta xijaabka sow ma ahan ku xadgudub dimuqraadiyada eey france sheeganeyso iyo xuriyada dhar xirashada ?.
aaway xuriyadihii diiniga ?
muxuu noqon doonaa reactionka dowladaha muslimiinta iyo muslimiinta ku nool Europe, america ,Australia , Africa .
Last edited by zaahidun on Mon Apr 11, 2011 3:26 am, edited 1 time in total.

zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: France mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby zaahidun » Mon Apr 11, 2011 3:26 am

war dagdag ah magaalooyin badan ayaa laga filaya iney banaabax ka dhacaan sida Los angles,Washington,atlanta chicago,san francisco ,new york ,waxaa banaabax kale u ka dhacay magaalada beyruut waxaana isugu soo baxay kumanaan kun oo gabdha muslimaad ah ayagoo ku banaanbaxay safaarada france horteeda , amni sfaaradaas ayaa aad loo adkeyay .
masar ayaa iyadana banaabax ka dhacayaa looga soo horjeeda arinkaas ,iyo dunida muslimka .

zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby zaahidun » Mon Apr 11, 2011 4:10 am

France oo mudo dheer soo waday barnaamijkan ayaa hada ka dhabeysay ,horeyna raisul wazaaruhu wuxuu ugu goodiyay muslimiinta France inuu ku dabaqi doono cilmaaniyada iyo in xitaa isbitaaladu dumarka muslimaadka ah eey daaweyndoonaan rag un .
lacnatullaahi calaa sarkuuzi

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby DR-YALAXOOW » Mon Apr 11, 2011 8:28 am

France belong to French. so they have every right on this planet this bann this arab culture clothe called niqaab
Image

Dawlada faransiiska waan uga hambelyeyneynaa inay mamnuucaan maradan dhaqanka carabta ee foosha xun ee aan shaqo ku laheeyn ISLAAM.

Diinta islaamka waxay qabtaa qof islaam wadankeeda ka sooo tagey ee yimid wadan iyada aysan laheeyn sida FRANCE waa inay ixtiraamtaa sharciyada wadankaa ka jira .haddii aysan ixtiraami karin sharciga wadankaa ka jira waa inay si DEGDEG ah qofkaa wadankeeda ugu laabataa.

socon meeyso barwaaqada europe waan jeclahay, mana deynayo dhaqanka foosha xun ee Sacuudiga ka yimid ee haweenka wajigooda ilaaheey quraankiisa ku yiri ha furnaado looga dadey.

Viva la France :rose: :up: :up:

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby DR-YALAXOOW » Mon Apr 11, 2011 8:32 am

France oo mudo dheer soo waday barnaamijkan ayaa hada ka dhabeysay ,horeyna raisul wazaaruhu wuxuu ugu goodiyay muslimiinta France inuu ku dabaqi doono cilmaaniyada iyo in xitaa isbitaaladu dumarka muslimaadka ah eey daaweyndoonaan rag un .
lacnatullaahi calaa sarkuuzi
Bal fiiri Isbitaaal QOF xanuunsan Dumar ama ragg ha ahaato, diinta islaamka waxba kama qabto in DHAQTAR nin ah uu DHALIYO HAWEEN muslimad ah.

war qofka markeey xanuunsan tahay waa ay ka baxayaan waxyaala aad ku qafiifteen ee ah ilaalinta dumarka meesha ay ka kaadiyaan.

QOF HAWEEN AH ee UMULEYSA ee dhalaysa DHAQTAR NIN AH WUU DHALIN KARAA dhamaan culumada islaamka xitaa WAHAABIYADA waa ay ogol yihiin. waxaa diidan kaliya view extremist wahaabi ah in qof dumar ah DHALAYSA uusan dhalin karin dhaqtar NIN ah.

we are 2011. lama joogo year 1400.

melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby melo » Mon Apr 11, 2011 8:50 am

haddii la heli karo dhakhtar oo naaq ah, danbi maxaa u galaysaa?

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby DR-YALAXOOW » Mon Apr 11, 2011 9:10 am

haddii la heli karo dhakhtar oo naaq ah, danbi maxaa u galaysaa?
Danbi Maba aha in qof xanuunan Dumar ama Ragg wuxuu doono uu ahaado ay caawiso dhaqtar WUXUU doono ha ahaado,

Stone age ayaad rabtaan inaad baniaadamka ku celisaan. dhamaan sheekhyada waaweeyn islaamka xitaa, your wahaabi sheikh waxay yiraahdeen looma baahna inay QOF DUMAR AH TIRAAHDO dhaqtar naag ayaan u baahanahay.

DHAQTAR waa dhaqtar. masalan NAAGAHA markeey dhalayaan waxaa jira nurse NIMAN ah, marka ma waxaad oraneysaaa qof profitional ah oo shaqeydiisa muhiim ay tahay, halkaana u jooga inuu BADBAADIYO, CAAWIYANA qofka dumarka ee xanuunsan ama dhaleysa, ka bax qolka.

Dhaqtar ama nurse ragg ama dumar wuuu caawin karaa qof dumar ah. xitaa haddii ay jogaan dhaqtar naag ah.

melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby melo » Mon Apr 11, 2011 9:49 am

WUXUU doono ha ahaado,
Do you make your own fatwas?

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby S-D-M » Mon Apr 11, 2011 10:17 am

I honestly believe this banned is legit since it is safety issue. I also hope they implement the same law in Ohio. I was at the barber shop on Saturday and of these ninja was walking in front of me wallahi she was wearing tight skirt (Goono) and I could clearly see her kastuumo :lol: :lol: . This cunt had the audacity to wear face veil and still wear booty tight cloths.

Anigu waxan aminasanhay dadka indha shareerka xirto ineey yihiin tuugo wajiga qarsanaya.

melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby melo » Mon Apr 11, 2011 10:19 am

Anigu waxan aminasanhay dadka indha shareerka xirto ineey yihiin tuugo wajiga qarsanaya.
Talk about generlization. Some of the best sisters out there wear the indha shareer.

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby S-D-M » Mon Apr 11, 2011 10:25 am

Anigu waxan aminasanhay dadka indha shareerka xirto ineey yihiin tuugo wajiga qarsanaya.
Talk about generlization. Some of the best sisters out there wear the indha shareer.

What is the need of covering your face? I saw some of the ninjas driving and I will argue that this veil reduces their ability to see and drive safe.

If you are going to cover your face then just stay home.

melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby melo » Mon Apr 11, 2011 10:28 am

Anigu waxan aminasanhay dadka indha shareerka xirto ineey yihiin tuugo wajiga qarsanaya.
Talk about generlization. Some of the best sisters out there wear the indha shareer.

What is the need of covering your face? I saw some of the ninjas driving and I will argue that this veil reduces their ability to see and drive safe.

If you are going to cover your face then just stay home.
Stop insulting the sunnah by mocking it with names such as ninjas. Its disrespectfull :down:

Secondly, i don't see how it reduces your ability to drive drastically

Thirdly, who are you to chose? It is part of the sunnah. Your opinion means nothing.

melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby melo » Mon Apr 11, 2011 10:29 am

Might i remind you, that Caaisha RA, declared war on CALI and led this war on a camel, ALL IN A NIQAAB.

What repression do you speak of then?

User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby Kukri » Mon Apr 11, 2011 10:35 am

Listen to this morons jumping on the bandwagon of islamophobia.

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: France oo mamnuucday niqaabka iyo calaamadaha diiniga

Postby S-D-M » Mon Apr 11, 2011 10:42 am

lol@bandwagon of islamophobia. We all are for Xijaab, but when it comes to not knowing who you are dealing with, because you can't see thier face than we have an issue.

There is no proof that when the Diin speaks of Xijaab it means covering your face.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 25 guests