Page 1 of 1

TFG Parades Milatary Strenth to Oust Alshabaab

Posted: Sat Apr 16, 2011 6:01 pm
by hanad_mn
Image
Image

Maasha allah. Cidaankaan qatar waaye. :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: TFG Parades Milatary Strenth to Oust Alshabaab

Posted: Sat Apr 16, 2011 6:03 pm
by union
Hail to the women auxiliary units who bravely administer first aide in the field of battle. o/
:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:

Re: TFG Parades Milatary Strenth to Oust Alshabaab

Posted: Sat Apr 16, 2011 6:07 pm
by hanad_mn
Sheikh Cali Dheere"
Dan Murtadiintu maahan dagaale waxay rabaan in anta dumarka naga horkeenaan oo aan layno hadhaw naladoho naago agoonlay ah ayay laayeen. Waxaan usheegayaah Dumarkaas lawaalay in ay allah kacabsadaan oo ay xijaabtaan kadibna guryohooda joogaan sida aayadu amrayso. waa arin lala yaabo wixii ayeeyo dalka joogay in furinta dagaalka lakeeno.
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: TFG Parades Milatary Strenth to Oust Alshabaab

Posted: Sat Apr 16, 2011 9:27 pm
by zingii
Sheikh Cali Dheere"
Dan Murtadiintu maahan dagaale waxay rabaan in anta dumarka naga horkeenaan oo aan layno hadhaw naladoho naago agoonlay ah ayay laayeen. Waxaan usheegayaah Dumarkaas lawaalay in ay allah kacabsadaan oo ay xijaabtaan kadibna guryohooda joogaan sida aayadu amrayso. waa arin lala yaabo wixii ayeeyo dalka joogay in furinta dagaalka lakeeno.
:lol: :lol: :lol: :lol:

Ayeeyoyinka dan baa u gaysay inay furinta dagaal ka qayb galaan waayo dhalintii ay dhaleen baa laga kari la'yahay qoryaha dhiga.