Postby zaahidun » Thu Apr 21, 2011 3:50 am
Alle haduu kuu barwaaqeeyo 40 cunug waa dhali karaan .
2,3,4 guursigooda waa hadaad kasoo bixi karto shuruudaha . ninkii kasoo bixi karo waa kheyr ninkii kalana hashhiisa ha iska tartiibsado ,dadka afarta qabana yaan wax laga sheegin maadaama eey banaan tahay guurkooda