Moderators: Moderators, Junior Moderators



sxb waa fahansanahay balse kuwan oo kale markaan arko dhiigaa i karo.dont generalize niyahow,inta gudaha ku jirtay in kabadan baa bananka ku mudaaharaadeesay

waxaa laga yaabaa nin meesha masuul ka ah oo wax isu yehiin ayey uy yemaadeen inay dhageestaan badankood ee maaha inay calanka daacad uu yehin,waa iska soomali iyo shakhsi jeclaysi.sxb waa fahansanahay balse kuwan oo kale markaan arko dhiigaa i karo.dont generalize niyahow,inta gudaha ku jirtay in kabadan baa bananka ku mudaaharaadeesay
calanka la ruxayo ayaan ka gubanayaa.


Ok in your book what does it say about Bare Hiraale and camp Dollow? (I hope it has the same author)In my book, waa sell outs inta meesha joogta.
Kan heesayana i hope in jiq looga dhigo xafladaha.

Cagdheers on CrackSoomaalinimo filinkeeda eey baa cunay.
dadkii degaanka u dhashay baa calanka
gumaystaha luxaya. marka annagu maxaa
inooga shan-iyo-toban ah?
[youtube]Qa-9j4-mTtA&feature=player_detailpage[/youtube]


Latest officially pay out minority tribe. Ibrahim Cabdi ( Gudoomiyaha Kicinta iyo Abaabulka Beesha Sade of North America) is some where in Zing's vids.Baaq Ku Socda Beesha Sade ee Kililka 5-aad: Ibrahim Cabdi Galayax
Gedoweb USA on Thursday, April 28 @ 03:54:08 EDT
Beesha Sade waxay ka mid tahay beelaha wax ka dega Kilika 5-aad ee ismaamulka Somaliyeed. Taarikh ahaanna waxaa la qiyaasayaa inay soo degtay halkaas tan iyo Axmed gurey iyo Amiir Nuur. Waa umad fac wayn iyo taariikh ku leh wadanka Itoobiya. Waqtiga xaadriak ah haddaan wax ka tilmaamo meelaha ay degto waxaa ka mid gboolka Liibaan , qoraxeey, jilicsaney, Wardheer iyo meelo badan oo ka mid ah wadanka Itoobiya.
Hadabada marka ay umad deegaan ku nooshahay waa inay heshaa maamul ay ku tiirsanaato dhinac walba oo noloshooda ah sida amniga, waxbarashada iyo horumarka kale. Dadkaan oo horey ugu dhibanaan jiray maamuladii hore, waxay ka wiiqmeen dhinac walba oo nolosha ah. Maamuladaas oo aanan xil iska saarin haba yaraatee inay wax ka qabtaan baahidii jirtay,
Markaan u soo dhaadhaco maamulka iminka ka jira Itoobiya sidaan aaminsanahay waxaa uu diyaar u yahay inuu wax ka qabto baahiyihii horey u jiray. Si ay taa u dhacdana waxaa uu sahlay ama siiyey deegaan walba inuu isagu marka hore wax qabsado, dowladda federaalkana ay ka caawiso waxqabadkoodaas.
Maamulka Soomalida ee hadda halkaas ka dhisan waxaa uu isku dayey inuu baraarujiyo beelaha halkaas dega si ay u yeeshaan muwaafaqo dhexdooda ah, horumariyaanna deegaamadooda.
Haddaan u soo dhaadhaco beesha aan anigu shakhsiyan ka soo jeedo ee Sade waxan ku baraarujinayaa marka hore:
- 1) Waxaan u sheegayaa qowmiyadaha ku nool wadanka Itoobiya in deegaakooda xor u yihiin, maamulkaana uusan ahayn kuwii horey u jiray, diyaarna uu u yahay in xuquuqda qowmiyad walbana ay xaq u leeedahay inay hesho. Waxaan kaloo u sheegayaa shacab wayanaha Somaliyeed ee Itoobiya “Haddii Neef Caana laga liso, in caanahaas in lagu celiyo Ibta lagu celiyo aysan dhacayn” Itoobiyana sidaas oo kale ayay ka dhigan tahay
2) Waxaan halkaan ka cadaynayaa una sheegayaa dowladda DDS (dowlad degaanka Somaliyeed ) madaxdeedaba sar-sare iyo madaxweynaheeda in beesha Sade ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan, waxna la qaybsadaan maamulka Dowlad degaanka Somaliyeed. Waxay beesha Sade diyaar u tahay in ilaaliso nabadgelyada deegaamadooda.
3) Waxaan ka codsanayaa maamulka Dowlad Degaanka somaliy madaxdeeda sare iyo madaxwaynaheedaba anigoo ku hadlaya afka qurbajoogta beesha Sade ee North America in uu u sahlo dadka deegaankan degan inay wax la qabsadaan maamulkooda, lana turxaan bixiyo wax kasta oo mad-madow keeni kara.
Nabd iyo Horumar
Gudoomiyaha Kicinta iyo Abaabulka ee Qurbajoogta Beesha Sade ee Norh America Mudane Ibreahim Cabdi Galayax![]()
http://www.gedoweb.com/modules.php?name ... le&sid=178
They don't even bother to hide themselves,..The funny thing these meetings are similar to airports in adis,they ask your beel if the answer is OG your quickly turned away,waxa is wada ruxaya 70% waa kuwa ka calaacala kilil5.com
The funny thing these meetings are similar to airports in adis,they ask your beel if the answer is OG your quickly turned away,waxa is wada ruxaya 70% waa kuwa ka calaacala kilil5.com

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 15 guests