Soomaalinimo filinkeeda eey baa cunay.
dadkii degaanka u dhashay baa calanka
gumaystaha luxaya. marka annagu maxaa
inooga shan-iyo-toban ah?
[youtube]Qa-9j4-mTtA&feature=player_detailpage[/youtube]
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Soomaalinimo filinkeeda eey baa cunay.
dadkii degaanka u dhashay baa calanka
gumaystaha luxaya. marka annagu maxaa
inooga shan-iyo-toban ah?
[youtube]Qa-9j4-mTtA&feature=player_detailpage[/youtube]

Doqon OG, Markii waxa yaala laga hadlo meelo kale baad eegtaa ee aan qusayn arinta taala.Ok in your book what does it say about Bare Hiraale and camp Dollow? (I hope it has the same author)In my book, waa sell outs inta meesha joogta.
Kan heesayana i hope in jiq looga dhigo xafladaha.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 15 guests